{"id":13674,"date":"2026-08-13T09:18:31","date_gmt":"2026-08-13T09:18:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13674"},"modified":"2026-08-13T09:18:31","modified_gmt":"2026-08-13T09:18:31","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-gaaro-magaalada-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13674","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu gaaro magaalada Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiiis 13 Aog 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, isagoo u sii gudbi doona deegaanno kale oo ka tirsan Maamulkaasi.<\/p>\n<p>Sida qorshaha yahay, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu tababar u soo xiro Cutubyo ka tirsan Militeriga Soomaaliya, kuwaasi oo ku sugan deegaan Xananbuure.<\/p>\n<p>Wafdi horudhac u ah Madaxweynaha ayaa gaarey magaalada Dhuusamareeb, iyadoo ay ku jiraan saraakiil ciidan sida Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia travel guides\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu khudbad u jeediyo ciidamadan oo loo diyaariyay in ay xoojiyaan dagaalka AS iyo Xasilinta deegaannada ay dowladda maamusho.<\/p>\n<p>Bilihii la soo dhaafay Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ku dadaaleysay in ay dhisto awoodda Ciidamada Qalabka Sida si ay ula wareegaan Mas\u2019uuliyadda Amni ee dalka.<\/p>\n<p>Ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa billaabey in ay wareejiyaan saldhigyadii ciidan ee ay kaga sugnaayeen dalka, maadama howlgalka uu ku jiro xilli kala guur ah iyo dhaqaale la\u2019aan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiiis 13 Aog 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, isagoo u sii gudbi doona deegaanno kale oo ka tirsan Maamulkaasi. Sida qorshaha yahay, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu tababar u soo xiro Cutubyo ka tirsan Militeriga Soomaaliya, kuwaasi oo ku sugan deegaan Xananbuure. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13675,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13674","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13674"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13677,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13674\/revisions\/13677"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}