{"id":13678,"date":"2026-08-13T09:27:02","date_gmt":"2026-08-13T09:27:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13678"},"modified":"2026-08-13T09:27:02","modified_gmt":"2026-08-13T09:27:02","slug":"madaxweynaha-turkiga-oo-la-kulmay-dhigiisa-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13678","title":{"rendered":"Madaxweynaha Turkiga oo la kulmay dhigiisa Falastiin"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiiis 13 Aog 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa magaalada Ankara kula kulmay dhigiisa dalka Falastiin, Maxamuud Cabaas.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Choosing Stargazing Telescopes\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Erdogan ayaa carrabka ku adkeeyay in Turkiga markasta ilaalinayo Midnimada iyo Madaxbannaanida Dowladda Falastiin oo caasimadeeda tahay Qudus.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha Turkiga ayaa eedeyay Ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil iyo Xukumaddiisa, isagoo sheegay in ay ku xadgudubtay shacabka Falastiin.<\/p>\n<p><strong>\u201cXukuumadda Netanyahu waxay ujeeddadeedu tahay inay qariso dhibaatada ay u geysatay Shacabka Falastiin, iyadoo fowdo ka abuureysa gobolka Bariga Dhexe\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Erdogan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Maxamuud Cabaas ayaa u mahadceliyay dowladda iyo shacabkab Turkiga oo kamid ah dalalka garab istaaga u muujiyay.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ku soo aadaya xilli weli ay xiisad ka taagan tahay Bariga Dhexe, iyadoo saddexda dal ee Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan ay ku dhawaaqeen isbaheysi cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiiis 13 Aog 2026 {CBB}Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa magaalada Ankara kula kulmay dhigiisa dalka Falastiin, Maxamuud Cabaas. Erdogan ayaa carrabka ku adkeeyay in Turkiga markasta ilaalinayo Midnimada iyo Madaxbannaanida Dowladda Falastiin oo caasimadeeda tahay Qudus. Sidoo kale, Madaxweynaha Turkiga ayaa eedeyay Ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil iyo Xukumaddiisa, isagoo sheegay in ay ku xadgudubtay shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13679,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13680,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13678\/revisions\/13680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}