{"id":13683,"date":"2026-08-13T11:01:34","date_gmt":"2026-08-13T11:01:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13683"},"modified":"2026-08-13T11:01:34","modified_gmt":"2026-08-13T11:01:34","slug":"wafdi-sare-oo-ka-socda-dalka-guyana-oo-soo-gaarey-muqdisho-iyagoo-la-kulmay-mw-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13683","title":{"rendered":"Wafdi sare oo ka socda dalka Guyana oo soo gaarey Muqdisho, iyagoo la kulmay MW Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiiis 13 Aog 2026 {CBB}<\/strong>Danjire Carolyn Rodrigues Birkett, oo ah Ergeyga Joogtada ah ee dalka Guyana u fadhiya Qaramada Midoobay, ayaa booqasho rasmi ah ku timid magaalada Muqdisho, iyadoo la kulantay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"History\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Ujeeddada kulankan ayaa ahayd sidii ay Madaxweynaha ugu soo bandhigi lahayd musharaxnimadeeda xilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaas oo la filayo in doorashadiisu dhacdo dhamaadka sanadka 2026.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Danjire Birkett ayaa sheegtay in ay Madaxweyne Xasan Sheekh la wadaagtay qorshaheeda ka dib doorashada Xoghayaha guud, iyadoo tilmaamtay in ay si dhaw ula shaqeyn doonto Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ah xilka ugu sarreeya ee diblomaasiyadda adduunka, waxaana hadda haya Ant\u00f3nio Guterres oo xilka ka degi doona marka uu dhammaado muddo xileedkiisa labaad ee shanta sano ah.<\/p>\n<p>Waxaa jira olole caalami ah oo lagu doonayo in markii ugu horreysay taariikhda 79 sano oo ay jirtay Qaramada Midoobay in xilkaan loo doorto Haweeney, 9 kii xoghaye ee soo maray ee ay ahaayeen rag.<\/p>\n<p>Ilaa hadda la ogyahay xilkaan waxaa ku tartamaya 10 Musharax oo intooda badan ka kala yimid dalalka Laatiin Ameerika oo tilmaamaya in markaan sanadkooda ay tahay.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa kamid ah 15 dal ee go\u2019aanka ka gaari kara doorashadan, iyadoo uu jiro olole lagu doonayo sidii codkeeda loo heli lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiiis 13 Aog 2026 {CBB}Danjire Carolyn Rodrigues Birkett, oo ah Ergeyga Joogtada ah ee dalka Guyana u fadhiya Qaramada Midoobay, ayaa booqasho rasmi ah ku timid magaalada Muqdisho, iyadoo la kulantay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Ujeeddada kulankan ayaa ahayd sidii ay Madaxweynaha ugu soo bandhigi lahayd musharaxnimadeeda xilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13682,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13684,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13683\/revisions\/13684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13682"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}