{"id":13717,"date":"2026-08-15T08:17:06","date_gmt":"2026-08-15T08:17:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13717"},"modified":"2026-08-15T08:17:06","modified_gmt":"2026-08-15T08:17:06","slug":"wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-maanta-shaacidoonto-imtixaanka-dugsiga-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13717","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada XFS oo maanta shaacidoonto Imtixaanka Dugsiga Sare"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 15 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqaysa natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2025\/26 iyada oo qaban-qaabada arrintaas ay socoto.Time &amp; Calendars<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxa ay shaacin doontaa tirada Ardayda gudubtay, kuwa dhacay, Gabdhaha, Wiilashada, kaalmaha koowaad, labaad &amp; Saddexaad iyada oo la abaalmarin doonno Ardaydaas kaalmaha hore gashay sida xogaha la helayo ay sheegayaan.<\/p>\n<p>Arday, Waalidiin, Macallimiin &amp; Dugsiyada ay wax ku barteen ayaa sugaya natiijada Ardaydaas waxaana socda indhaha lagu haya dhaqdhaqaaqa ka socda dhinaca Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 15 Aug 2025 {CBB}Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqaysa natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2025\/26 iyada oo qaban-qaabada arrintaas ay socoto.Time &amp; Calendars Wasaaraddu waxa ay shaacin doontaa tirada Ardayda gudubtay, kuwa dhacay, Gabdhaha, Wiilashada, kaalmaha koowaad, labaad &amp; Saddexaad iyada oo la abaalmarin doonno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13718,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13719,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13717\/revisions\/13719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}