{"id":13776,"date":"2026-08-16T10:36:41","date_gmt":"2026-08-16T10:36:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13776"},"modified":"2026-08-16T10:36:41","modified_gmt":"2026-08-16T10:36:41","slug":"wafdi-ka-socda-qaramada-midoobay-oo-ku-wajahan-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13776","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku wajahan Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 16 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Wafdi ka socda ayaa ku wajahan magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari si ay u guda galaan xaaladaha bani aadamnimo ee halkaas ka jira iyo sida looga jawaabi karo fariimaha ka yimid u baahan caawinta.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Time &amp; Calendars\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Xubnahaan waxaa hoggaaminaya ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, ahna Isuduwaha Arrimaha Gargaarka Bani aadannimo, George Conway<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa doonaysa in ay gacan ka gaysato xaaladaha bani aadamnimo ee deegaannada maamulka Waqooyi Bari iyada oo horay looga diiwaangeliyay dadka dhibaatadu haysato ee caawinaadda u baahan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 16 Aug 2025 {CBB}Wafdi ka socda ayaa ku wajahan magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari si ay u guda galaan xaaladaha bani aadamnimo ee halkaas ka jira iyo sida looga jawaabi karo fariimaha ka yimid u baahan caawinta. Xubnahaan waxaa hoggaaminaya ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13777,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13776"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13778,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13776\/revisions\/13778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}