{"id":13779,"date":"2026-08-16T10:38:25","date_gmt":"2026-08-16T10:38:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13779"},"modified":"2026-08-16T10:38:25","modified_gmt":"2026-08-16T10:38:25","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-tababar-usoo-xiraya-ciidan-lagu-tababaray-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13779","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo tababar usoo xiraya Ciidan lagu tababaray Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 16 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu tababar usoo xiro ciidamo katirsan Xoogga Dalka oo lagu tababaray Dugsi ciidan oo ku yaalla Deegaanka Xanan buure ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Astronomy\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay la socdaan Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Galmudug, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaha ciidamada Dhulka, Saraakiil iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa gaaray Xerada Xanan buure.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ciidamadaan ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo kuwa Xoogga Dalka ee howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ku jira iyo askarta kale ee loo carbiyay la wareegista mas\u2019uuliyadda Amniga Soomaaliya Mustaqbalka dhow sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 16 Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu tababar usoo xiro ciidamo katirsan Xoogga Dalka oo lagu tababaray Dugsi ciidan oo ku yaalla Deegaanka Xanan buure ee Gobolka Galgaduud. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay la socdaan Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Galmudug, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaha ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13780,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13781,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13779\/revisions\/13781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13780"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}