{"id":13782,"date":"2026-08-17T17:40:54","date_gmt":"2026-08-17T17:40:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13782"},"modified":"2026-08-17T17:40:54","modified_gmt":"2026-08-17T17:40:54","slug":"taliska-ciidanka-xoogga-dalka-oo-guullo-ka-sheegtay-dagaal-ka-dhacay-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13782","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo guullo ka sheegtay dagaal ka dhacay Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 17 Aug 2025 {CBB}<\/strong>War kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in dagaalka saakay waqti hore ka dhacay ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda uu dhaliyay khasaara isugu jira dhimasho, dhaawac iyo mid hanti.<\/p>\n<p>Warka ayaa intaas lagu daray in ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya Daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed in ay kahortageen duullaankaas lagu qaaday magaalada Baydhabo isla markaana ay khasaara gaarsiiyeen \u2018AS\u2019 sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa intaas ku daray in maydadka xubnaha duullaankaas soo qaaday in ay weli yaalllaan duleedka bannaanka Magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ilaa hadda ay ka wadaan howlgallo sida qoraalka lagu sheegay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 17 Aug 2025 {CBB}War kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in dagaalka saakay waqti hore ka dhacay ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda uu dhaliyay khasaara isugu jira dhimasho, dhaawac iyo mid hanti. Warka ayaa intaas lagu daray in ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya Daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed in ay kahortageen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13783,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13784,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13782\/revisions\/13784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}