{"id":13785,"date":"2026-08-17T17:43:02","date_gmt":"2026-08-17T17:43:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13785"},"modified":"2026-08-17T17:43:02","modified_gmt":"2026-08-17T17:43:02","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-maanta-lagu-soo-dhaweynayo-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13785","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta lagu soo dhaweynayo Magaalada Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 17 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka socota qaban-qaabada soo dhaweynta wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ee safarka dhulka ah uga soo baxay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Applying For Government Grants\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Wafdiga waxaa qayb ka ah Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, Saraakiil ciidan, Wasiirro u badan kuwa federaalka iyo mas\u2019uuliyiin kale, waxaana ay kusii jeedaan Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Applying For Multilateral Grants\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ammaanka Gaalkacyo ayaa sare loo qaaday, waxaana bannaanka iyo gudaha Magaaladaas lagu dhajiyay sawirka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ereyo muujinaya soo dhaweyntiisa.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia travel guides\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Galmudug ayaa horay uga hor timid digniin ka timid dhinaca Maamulka Puntland oo la xiriirta in ay awood ciidan uga hortagayaan safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 17 Aug 2025 {CBB}Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka socota qaban-qaabada soo dhaweynta wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ee safarka dhulka ah uga soo baxay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Wafdiga waxaa qayb ka ah Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, Saraakiil ciidan, Wasiirro u badan kuwa federaalka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13786,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13785","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13785"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13787,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13785\/revisions\/13787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13786"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}