{"id":13802,"date":"2026-08-18T08:51:23","date_gmt":"2026-08-18T08:51:23","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13802"},"modified":"2026-08-18T08:51:23","modified_gmt":"2026-08-18T08:51:23","slug":"trump-oo-lumiyay-taageerrada-dadka-maraykanka-33","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13802","title":{"rendered":"Trump oo lumiyay taageerrada Dadka Maraykanka 33%"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 18 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Codbixin dadweyne oo la sameeyay waxaa lagu qiimeeyay taageerrada Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump uu ku dhex leeyahay Dadkiisa iyada oo dhinacyo kala duwan gaar ahaan siyaasadda laga eegayay.<\/p>\n<p>Qiimayntaas waxaa kasoo baxday in 33% dadkii codbixintaas dhiibtay ay kala laabteen kalsoonidii ay ku qabeen, waxa ay ku doodeen in aysan ku qanacsaneen sida uu xiligaan u maamulayo Maraykanka iyo siyaasadda kale ee bannaanka ah.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wakaaladda Wararka Reuters oo samaysay daraasad tan lamid ah Bishii August waxa uu haystay 35% balse hadda waxa uu sii lumiyay 2% iyada oo tani muujinayso sida dadku uga falceliyeen siyaasadda Madaxweyne Donald Trump.<\/p>\n<p>Waxaa farrintaan loo arkaa in ay cadaadis ku saari karto Madaxweyne Trump sidii uu ku joojin lahaa dagaalka ka dhanka ah Iiraan oo aanay wax faa\u2019iido ah ugu sugneen maadaama khasaara xooggan uu kasoo gaaray dagaalkaas.<\/p>\n<p>Dhowaan Madaxweyne Donald Trump ayaa si cad u sheegay in awoodda Xisbigiisa ay hoos usii dhacday isaga oo xusay in uu ka walaacsan yahay in uu xisbigaas muddo waayo hoggaaminta Maraykanka inkasta oo uusan raacin sababta arrintaas dhalisay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 18 Aug 2025 {CBB}Codbixin dadweyne oo la sameeyay waxaa lagu qiimeeyay taageerrada Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump uu ku dhex leeyahay Dadkiisa iyada oo dhinacyo kala duwan gaar ahaan siyaasadda laga eegayay. Qiimayntaas waxaa kasoo baxday in 33% dadkii codbixintaas dhiibtay ay kala laabteen kalsoonidii ay ku qabeen, waxa ay ku doodeen in aysan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13803,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13802","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13802","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13802"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13802\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13805,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13802\/revisions\/13805"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}