{"id":13806,"date":"2026-08-18T09:30:37","date_gmt":"2026-08-18T09:30:37","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13806"},"modified":"2026-08-18T09:31:08","modified_gmt":"2026-08-18T09:31:08","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-iiraan-oo-berri-ku-wajahan-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13806","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan oo berri ku wajahan Ciraaq"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 18 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan, Mohammad Bagher Ghalibaf ayaa berri oo Arbaco ah ku wajahan Magaalada Baqdaad ee caasimadda Dalka Ciraaq isaga oo kulamo la qaadan doonna Madaxda dalkaas sida ay ku warrameen mas\u2019uuliyiin katirsan Tehran.<\/p>\n<p>Wadahadallada Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan ayaa la sheegay in ay xoogga saaran yihiin Iskaashiga labada Dal, Xoojinta cilaaqaadka ka dhaxeeya iyo kulan gaar ah oo uu la qaadan doonno madaxda sare ee Xukuumadda Ciraaq.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Mohammad Bagher Ghalibaf waa mas\u2019uulka labaad ee ugu sarreeya Hoggaanka Iiraan, waxaa ilaaliya ciidamo aad u hubaysan kuwaas oo dhowr jeer la sheegay in ay kahortag ku sameeyeen beegsi ay la damacsanayd Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Ciraaq oo horay Iiraan looga dilay Saraakiil muhiim u ah waxaa la sheegay in sare loo qaaday amniga goobaha uu tagayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan, waxaana heegan la geliyay ciidanka Ciraaq ee Dhulka iyo kuwa cirka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 18 Aug 2025 {CBB}Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan, Mohammad Bagher Ghalibaf ayaa berri oo Arbaco ah ku wajahan Magaalada Baqdaad ee caasimadda Dalka Ciraaq isaga oo kulamo la qaadan doonna Madaxda dalkaas sida ay ku warrameen mas\u2019uuliyiin katirsan Tehran. Wadahadallada Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan ayaa la sheegay in ay xoogga saaran yihiin Iskaashiga labada Dal, Xoojinta cilaaqaadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13807,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13806","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13806"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13809,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13806\/revisions\/13809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13807"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}