{"id":13821,"date":"2026-08-18T10:25:45","date_gmt":"2026-08-18T10:25:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13821"},"modified":"2026-08-18T10:25:45","modified_gmt":"2026-08-18T10:25:45","slug":"xildhibaannada-baarlamaanka-soomaaliya-oo-dalbaday-in-loo-sameeyo-adeeg-caafimaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13821","title":{"rendered":"Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo dalbaday in loo sameeyo adeeg Caafimaad"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 18 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa codsaday in loo sameeyo adeeg caafimaad iyo daryeelka ay u baahan yihiin, waxaana ay fariintaan u gudbiyeen Guddoonkooda si wax looga qabto cabashadooda.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Geographic Reference\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Xildhibaan Saynab Maxamed Caamir ayaa tilmaamtay in Xildhibaannadu ay qaataan gunnada iyo lacagaha kale ee u qoran balse aanay haysan Adeegga Caafimaad iyo daryeelka kana sugayaan guddoonka in uu jawaab ka bixiyo.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Africans &amp; Diaspora\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong><em>\u201cAnnaga haddii aan nahay Xildhibaanno waxa aan Guddoomiye rabnaa waxyaabo badan oo naga maqan, ma haysano Caafimaad, Daryeelna ma haysano waana kaa sugaynaa\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Sidaasi waxaa tiri Xildhibaan Saynab Maxamed Caamir.<\/p>\n<p>Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga sugayaa sida uu jawaab uga bixiyo soo jeedinta uga timid Xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana jira ballamo kala duwan oo xiligii ololaha uu sameeyay guddoonku oo qaarkood weli fulin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 18 Aug 2025 {CBB}Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa codsaday in loo sameeyo adeeg caafimaad iyo daryeelka ay u baahan yihiin, waxaana ay fariintaan u gudbiyeen Guddoonkooda si wax looga qabto cabashadooda. Xildhibaan Saynab Maxamed Caamir ayaa tilmaamtay in Xildhibaannadu ay qaataan gunnada iyo lacagaha kale ee u qoran balse aanay haysan Adeegga Caafimaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13822,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13823,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13821\/revisions\/13823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}