{"id":13825,"date":"2026-08-19T08:25:54","date_gmt":"2026-08-19T08:25:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13825"},"modified":"2026-08-19T08:25:54","modified_gmt":"2026-08-19T08:25:54","slug":"liberia-oo-aqbashay-in-ay-qaabisho-dad-aan-u-dhallan-dalkaas-oo-maraykanka-dib-laga-soo-masaafurinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13825","title":{"rendered":"Liberia oo aqbashay in ay qaabisho Dad aan u dhallan dalkaas oo Maraykanka dib laga soo masaafurinayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 19 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Dalka Liberia ee dhaca Galbeedka Afrika ayaa aqbalay in uu qaabilo 1,200 oo ruux oo laga soo masaafurinayo Maraykanka kuwaas oo qayb ka ahaa Dadkii lagu soo qabtay howlgalka ka dhanka ah Ajaanibta sida sharci darrada ah ku gashay Dalkaas.<\/p>\n<p>Liberia iyo Maraykanka ayaa ku heshiiyay qorshaha dib u celinta ilaa dib u dejinta iyada oo Washington ay bixin doonno dhaqaale inkasta oo aan si faahfaahin loo soo bandhigin inta ay la eg tahay &amp; muddada ay halkaas joogayaan.<\/p>\n<p>Dadka la dejinayo Liberia ayaa tilmaamay in aysan u dhallan dalkaas sidoo kalena lama xusin dalalka ay kasoo jeedaan, waxaa jira calaamado tilmaamo ah oo la sheegay in ay kasoo jeedaan Afrika, Waqooyiga iyo Koofurta Ameerika ilaa Kariibiyaanka.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa muddo Afrika ka raadinayay Dal ka qaabila Soogalootiga uu dalkiisa kasoo masaafurinayo iyada oo arrintaasi ay diideen Dalal badan balse Liberia ayaa aqbashay inkasta oo aanay soo bandhigin waxa ay dhaafsatay heshiiskaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 19 Aug 2025 {CBB}Dalka Liberia ee dhaca Galbeedka Afrika ayaa aqbalay in uu qaabilo 1,200 oo ruux oo laga soo masaafurinayo Maraykanka kuwaas oo qayb ka ahaa Dadkii lagu soo qabtay howlgalka ka dhanka ah Ajaanibta sida sharci darrada ah ku gashay Dalkaas. Liberia iyo Maraykanka ayaa ku heshiiyay qorshaha dib u celinta ilaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13826,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13827,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13825\/revisions\/13827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}