{"id":13846,"date":"2026-08-20T09:31:29","date_gmt":"2026-08-20T09:31:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13846"},"modified":"2026-08-20T09:31:29","modified_gmt":"2026-08-20T09:31:29","slug":"doorashada-maamulka-hirshabeelle-oo-dib-loo-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13846","title":{"rendered":"Doorashada Maamulka Hirshabeelle oo dib loo dhigay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 20 2026 {CBB}<\/strong>War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay Doorashashooyinka ka qorsheeyay in ay 20 bishaan ka qabsoomaan Maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa dib u dhaca doorashada ku sababeeyay si loo dhammaystiro qaar ka mid ah howlaha doorashada ee weli socda.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Bayaanka Guddiga ayaa lagu sheegay in diiwaangelinta codbixiyeyaasha ay weli ka socoto afar degmo oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, taas oo ka mid ah sababaha uu guddigu u sheegay dib-u-dhigista doorashada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, guddigu wuxuu xusay in loo baahan yahay in ururrada siyaasadda loo siiyo fursad ay taageerayaashooda ugu abaabulaan doorashada, isla markaana loo fududeeyo soo gudbinta liisaska musharraxiinta u tartamaya kuraasta doorashada.<\/p>\n<p>Labada toddobaad ee soo socota gudahood ayaa la filayaa in Guddiga Doorashooyinka ay soo saaraan Liiska Doorashada Maamulka HiHirshabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 20 2026 {CBB}War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay Doorashashooyinka ka qorsheeyay in ay 20 bishaan ka qabsoomaan Maamulka Hirshabeelle. Guddiga ayaa dib u dhaca doorashada ku sababeeyay si loo dhammaystiro qaar ka mid ah howlaha doorashada ee weli socda. Bayaanka Guddiga ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13847,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13846"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13848,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13846\/revisions\/13848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}