{"id":13849,"date":"2026-08-20T09:33:27","date_gmt":"2026-08-20T09:33:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13849"},"modified":"2026-08-20T09:33:27","modified_gmt":"2026-08-20T09:33:27","slug":"qiimaha-lacagta-dalka-itoobiya-oo-hoos-u-dhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13849","title":{"rendered":"Qiimaha Lacagta dalka Itoobiya oo hoos u dhacday"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 20 2026 {CBB}<\/strong>Lacagta Itoobiya ayaa qiimaheeda hoos u dhacay, iyadoo Dowladda dalkaasi ay ku dadaaleyso sidii ay uga soo kaban lahaayeen sicir bararkan.<\/p>\n<p>Itoobiya waxay sanadkan ku bixisay $2.2 bilyan si ay u taageerto lacagteeda, laakiin haddana birr-ka ayaa gaaray heerkii ugu hooseeyay abid, isagoo 3.2% hoos ugu dhacay marka loo eego doollarka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Sare u kaca qiimaha saliidda iyo kharashka soo dejinta badeecadaha oo kordhay ayaa sii kiciyay culayska saaran lacagta dalkaasi, iyadoo baahida loo qabo doollarka ay ka badatay inta la heli karo.<\/p>\n<p>Lacagta Itoobiya ayaa wajaheysa khatar hor leh, waxaana ay kamid noqoneysaa lacagaha ugu qiimo hooseeya ee Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Ganacsatada iyo dadka shacabka ee dalka Itoobiya ayaa muujiyay walaac xooggan, maadaama qiimaha raashinka, gaadiidka, iyo adeegyada muhiimka ah ay kor u kaceen.<\/p>\n<p>Khubarada dhaqaalaha ayaa ka digaya in haddii aan la helin xal waara iyo maalgelin caalami ah in ay adkaan doonto in Itoobiya ay ka soo kabsato sicir-bararka hadda jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 20 2026 {CBB}Lacagta Itoobiya ayaa qiimaheeda hoos u dhacay, iyadoo Dowladda dalkaasi ay ku dadaaleyso sidii ay uga soo kaban lahaayeen sicir bararkan. Itoobiya waxay sanadkan ku bixisay $2.2 bilyan si ay u taageerto lacagteeda, laakiin haddana birr-ka ayaa gaaray heerkii ugu hooseeyay abid, isagoo 3.2% hoos ugu dhacay marka loo eego doollarka. Sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13850,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13851,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13849\/revisions\/13851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}