{"id":13852,"date":"2026-08-20T09:35:12","date_gmt":"2026-08-20T09:35:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13852"},"modified":"2026-08-20T09:35:12","modified_gmt":"2026-08-20T09:35:12","slug":"pakistan-oo-fulineysa-heshiis-ay-soomaaliya-la-gaartay-oo-la-xiriira-dib-u-dhiska-ciidamada-cirka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13852","title":{"rendered":"Pakistan oo fulineysa heshiis ay Soomaaliya la gaartay oo la xiriira dib u dhiska Ciidamada Cirka Dalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 20 2026 {CBB}<\/strong>Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa sii wada wada-hadalladooda la xiriira dib u dhiska Ciidamada Cirka ee Soomaaliyed oo sanadihii la soo dhaafay lagu waday dib u habeyn.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"History\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Magaalada Muqdisho waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi iyo Diblumaasiyiin sare oo ka socday Dowladda Pakistan, kuwaasi oo ay hoggaamineysay Safiirka Pakistan u fadhiya Soomaaliya, Aqsa Nawaz.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, iyo U-qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Pakistan, Kornayl Maxamed Inam Khattak.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay hirgelinta Is-afgaradka labada dal, iyo sidii loo dardargelin lahaa wada-shaqeynta dhinacyada tababarka, tayeynta iyo dhismaha awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay horumarinta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed iyo ballaarinta iskaashiga amniga iyo dagaalka ka dhanka ah AS.<\/p>\n<p>Pakistan ayaa kamid ah dalalka Soomaaliya ka taageera dhinaca Amniga, iyadoo tababaro siisa Ciidamada Qalabka Sida, xilli ay isku diyaarinayaan in ay la wareegaan mas\u2019uuliyadda amniga dalka, ka dib bixitaanka howlgalka AUSSOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 20 2026 {CBB}Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa sii wada wada-hadalladooda la xiriira dib u dhiska Ciidamada Cirka ee Soomaaliyed oo sanadihii la soo dhaafay lagu waday dib u habeyn. Magaalada Muqdisho waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi iyo Diblumaasiyiin sare oo ka socday Dowladda Pakistan, kuwaasi oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13853,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13854,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13852\/revisions\/13854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}