{"id":1386,"date":"2024-11-17T09:12:24","date_gmt":"2024-11-17T09:12:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1386"},"modified":"2024-11-17T09:12:24","modified_gmt":"2024-11-17T09:12:24","slug":"jubbaland-oo-ka-hortimid-xeerka-dhismaha-guddiga-doorashooyinka-ee-labada-gole-ansixyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1386","title":{"rendered":"Jubbaland oo ka hortimid Xeerka Dhismaha Guddiga Doorashooyinka ee labada gole ansixyeen"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 17, Nov 2024 {CBB}<\/strong>War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay inuusan sharci aheyn Hindisaha Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka &amp; Soohdimaha ee labada gole ansixiyeen.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sheegtay in aqlabiyadda xildhibaanada Barlamaanka ee ku matala Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Jubaland iyo Puntland aysan qeyb ka ahayn \u00a0kalfadhiyadii la hor keeney xeerka doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p><strong>\u201cTalaabada sharcidarada ah ee maanta Baarlamanka qaaday iyadoo wadahadalo iyo waan waan socotay Waxay cadeyn u tahay in madaxda dalka aysan diyaar u ahayn wadahadal, isdhagaysi, isixtiraam, iyo tanaasul loo sameeyo ummada Somaliyeed lana dhawro dastuurka, iyagoo caadeysatey dhaqanka ah \u201cloo joojin mayo\u201d oo keenaysa Qalalaaso iyo hubanti la\u2019aan siyaasadeed oo hada sii xoogaysanaysa\u201d.<\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri, Warsaxaafadeedka ka soo baxay Jubbaland.<\/p>\n<p>Dhanka kale, warsaxaafadeedka ayaa lagu yiri:\u00a0<strong>\u201cWaxaa ayaan daro ah in Madaxda DFS ay dhegaha ka fureysteen baaqyada iyo talooyinka siyaasiyiinta iyo Bulashada Somaliyeed, iyagoo ay u cadaha waxa ay rabaan oo kaliya oo ah in labada Aqal ee Baarlamaanka ay marsadaan xeerar iyo habraacyo aan loo dhamayn\u201d.<\/strong><\/p>\n<p>Warsaxaafadeedkaan ayaa imaanay, xilli uu maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ansixiyay Xeerka Doorashooyinka qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 17, Nov 2024 {CBB}War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay inuusan sharci aheyn Hindisaha Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka &amp; Soohdimaha ee labada gole ansixiyeen. Wasaaradda ayaa sheegtay in aqlabiyadda xildhibaanada Barlamaanka ee ku matala Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Jubaland iyo Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1387,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1386"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1388,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1386\/revisions\/1388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}