{"id":13861,"date":"2026-08-21T16:50:02","date_gmt":"2026-08-21T16:50:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13861"},"modified":"2026-08-21T16:50:02","modified_gmt":"2026-08-21T16:50:02","slug":"horyaalka-ingiriiska-epl-oo-caawa-lagu-furayo-arsenal-vs-coventry-city-oo-25-sano-kaddib-kulmaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13861","title":{"rendered":"Horyaalka Ingiriiska EPL oo caawa lagu furayo, Arsenal vs Coventry City oo 25 sano kaddib kulmaya!"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco\u00a0 21 2026 {CBB}<\/strong>Waxaa caawa si rasmi ah loo baasanayaa horyaalka Ingiriiska heerkiisa koowaad ee EPL (English Premier League) oo lagu daahfurayo kooxda ku guullaysatay fasal ciyaareedkii hore ee\u00a0<strong>Arsenal FC<\/strong>\u00a0iyo naadiga koobka heerka labaad soo qaadday ee\u00a0<strong>Coventry City<\/strong>.<\/p>\n<p>Labadaan Koox waxa uu kulankaan u yahay mid taariikh gaar ah u ah maadaama is araggooda dhinaca horyaalka uu ugu dambeeyay 3dii February sannadkii 2001 oo maanta laga joogo 25 sano, 6 bil iyo 18 maalin sida ku xusan diiwaanka laga hayo labada naadi.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"News subscription service\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Coventry City waxa ay heerka koowaad ee Horyaalka Ingiriiska ka dhacday 5tii May 2001 iyada oo tan iyo xiligaas ay ku adkayd in ay usoo dalacdo heerkaan ay caawa daahfurkiisa ciyaarayso kulankeeda ugu horreeya ee waayaha EPL.<\/p>\n<p>Kahor inta aysan u dhicin heerkaas labaad waxa ay Coventry City heerka koowaad joogtay 34 sano, iyada oo markaan la eegayo bandhiggeeda u suuragalin kara in aysan sannad ciyaareedka 2026-27 ay ku adkaysato sii joogtista heerkaan.<\/p>\n<p>Arsenal ayaa khibrad u eh Horyaalka Ingiriiska heerkiisa koowaad, waa naadiga ugu waqtiga dheer ee sannad weliba heerkaan kasoo muuqda, 14 jeer ayay qaadday horyaalkaan iyada oo sannadkii tagay 2025\/26 ay hanatay koobka 22 sano kaddib.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco\u00a0 21 2026 {CBB}Waxaa caawa si rasmi ah loo baasanayaa horyaalka Ingiriiska heerkiisa koowaad ee EPL (English Premier League) oo lagu daahfurayo kooxda ku guullaysatay fasal ciyaareedkii hore ee\u00a0Arsenal FC\u00a0iyo naadiga koobka heerka labaad soo qaadday ee\u00a0Coventry City. Labadaan Koox waxa uu kulankaan u yahay mid taariikh gaar ah u ah maadaama is araggooda dhinaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13862,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25,1],"tags":[],"class_list":["post-13861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13861","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13861"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13864,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13861\/revisions\/13864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13862"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}