{"id":13877,"date":"2026-08-21T17:00:35","date_gmt":"2026-08-21T17:00:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13877"},"modified":"2026-08-21T17:00:35","modified_gmt":"2026-08-21T17:00:35","slug":"mw-xasan-sheekh-way-muuqataa-waxa-ay-dowladda-turkiga-ku-biirisay-awoodda-ciidankeenna-aqoonta-dadkeenna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13877","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh: Way muuqataa waxa ay Dowladda Turkiga ku biirisay Awoodda Ciidankeenna &#038; Aqoonta Dadkeenna"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco\u00a0 21 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay garab istaagga Turkiga ay u muujisay Soomaaliya, waxaana uu tilmaamay in ay ka dhex muuqato taageerradaas Ciidanka iyo dhinacyo kale.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Executive Branch\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Turkigu uu door muuqda uga soo baxay Soomaaliya, sidaas awgeed ay marweliba ay dhankooda xoojinayaan Iskaashiga Labada Dal si loo adkeeyo Xiriirka ka dhaxeeya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Federal government updates\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong><em>\u201cWay muuqataa waxa ay Dowladda Turkiga ku biirisay Awoodda Ciidankeenna &amp; Aqoonta Dadkeenna, waxa ay qayb ka tahay taariikhda casriga ah ee xiriirka labada Dal, Ciidanka Turkiga inoo tababaray waxa ay kamid yihiin kuwa ugu dhiirran\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"History\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in aanay jirin wararka laga sheegay Turkiga ee la xiriira in uu saldhig Militari ku leeyahay Soomaaliya, waxa uu xusay in goobta inta badan la sheego ay tahay xero lagu tababarro ciidanka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco\u00a0 21 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay garab istaagga Turkiga ay u muujisay Soomaaliya, waxaana uu tilmaamay in ay ka dhex muuqato taageerradaas Ciidanka iyo dhinacyo kale. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Turkigu uu door muuqda uga soo baxay Soomaaliya, sidaas awgeed ay marweliba ay dhankooda xoojinayaan Iskaashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13878,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13877","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13877","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13877"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13879,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13877\/revisions\/13879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}