{"id":13881,"date":"2026-08-22T08:06:44","date_gmt":"2026-08-22T08:06:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13881"},"modified":"2026-08-22T08:06:44","modified_gmt":"2026-08-22T08:06:44","slug":"itoobiya-oo-dastuurkeeda-ka-saartay-qodobka-ogolaanaya-inay-goaan-ismaamullada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13881","title":{"rendered":"Itoobiya oo Dastuurkeeda ka saartay Qodobka ogolaanaya inay go\u2019aan Ismaamullada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 22 2026 {CBB}<\/strong>Itoobiya ayaa wax ka baddel ku samaysay qaar kamid ah qodobada Dastuurkeeda iyada oo meesha ka saartay qodobkii 39aad ee dhigayay in ay go\u2019i karaan Ismaamullada Dalkaas.<\/p>\n<p>Qodobkaan oo dood iyo falcelin dhaliyay ayaa ugu dambeyn la meelmariyay, waxaana marka uu dhaqangal noqdo meesha ka baxaya in Ismaamulladu ay ka go\u2019aan Itoobiya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Sidoo kale Afafka Amxaariga, Oromada, Soomaaliga, Tigreega iyo Canfarta waxaa si rasmi ah loogu aqoonsaday in ay yihiin Luuqadaha Shaqada Dalkaas, waxaana meesha ka baxaya im Dadka shaqeynaya lagu cadaadiyo luuqado gaar ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa xoogga saaray wax ka baddelka Dastuurka Dalkiisa, waxa uu awooddiisa isugu geeyay qodobada naasnuujiyana maamullada si awooddooda loo yareeyo uguna qasbanaadaan la shaqaynta Dowladda Dhexe.<\/p>\n<p>Itoobiya waxaa sannadkii 2020 ka dhacay dagaal dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Ismaamulka Tigray, waxa uu isku dhacaas uu salkiisu ahaa muran ka dhashay dib u dhigista Doorashada maadaama waqtigaas uu jiray xannuunkii Covid-19, murankaas ayaa isu baddelay dagaal toos ah oo galaaftay Nolosha Dad badan, burbur xooggaan iyo barakac xad dhaafah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 22 2026 {CBB}Itoobiya ayaa wax ka baddel ku samaysay qaar kamid ah qodobada Dastuurkeeda iyada oo meesha ka saartay qodobkii 39aad ee dhigayay in ay go\u2019i karaan Ismaamullada Dalkaas. Qodobkaan oo dood iyo falcelin dhaliyay ayaa ugu dambeyn la meelmariyay, waxaana marka uu dhaqangal noqdo meesha ka baxaya in Ismaamulladu ay ka go\u2019aan Itoobiya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13882,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13883,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13881\/revisions\/13883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}