{"id":13900,"date":"2026-08-23T10:00:54","date_gmt":"2026-08-23T10:00:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13900"},"modified":"2026-08-23T10:00:54","modified_gmt":"2026-08-23T10:00:54","slug":"qaramada-midoobay-oo-gargaar-degdeg-ah-u-dalabtay-carruur-ku-dhibaataysan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13900","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo Gargaar degdeg ah u dalabtay Carruur ku dhibaataysan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 23 2026 {CBB}<\/strong>Sanduuqa Taakulada ee Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa warbixin uu kasoo saaray xaaladda Carruurta Soomaaliyeed kaddib markii ay istaagtay Kaalmadii lagu bixin jiray waxa uu dalbaday in si degdeg ah loo garab istaago carruurtaas.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Parliamentary news\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>UNICEF ayaa carrabka ku adkaysay in kaalmada degdega ah ay kaalin muhiim ah ka qaadan karto badbaadinta malaayiin Carruur ah oo cunno la\u2019aan, nafaqo darro iyo xaalado kale oo halis ku ah ku wajahaya Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Maraykanka iyo Hay\u2019ado kala duwan ayaa joojiyay taageeradii ay siin jireen Hay\u2019adaha gacan qabta Carruurta Soomaaliyeed ee bixiya waxyaabaha nafaqa u ah, wixii arrintaas ka dambeeyay waxaa kordhay walaaca laga muujinayo xaaladda Carruurtaas oo meel cidlo ah kusoo dhacday.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Time &amp; Calendars\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 23 2026 {CBB}Sanduuqa Taakulada ee Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa warbixin uu kasoo saaray xaaladda Carruurta Soomaaliyeed kaddib markii ay istaagtay Kaalmadii lagu bixin jiray waxa uu dalbaday in si degdeg ah loo garab istaago carruurtaas. UNICEF ayaa carrabka ku adkaysay in kaalmada degdega ah ay kaalin muhiim ah ka qaadan karto badbaadinta malaayiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13902,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13900","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13900","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13900"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13903,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13900\/revisions\/13903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}