{"id":13913,"date":"2026-08-23T10:08:45","date_gmt":"2026-08-23T10:08:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13913"},"modified":"2026-08-23T10:08:45","modified_gmt":"2026-08-23T10:08:45","slug":"maraykanka-oo-xayiraadda-fiisaha-ka-qaaday-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13913","title":{"rendered":"Maraykanka oo xayiraadda Fiisaha ka qaaday Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 23 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Maraykanka ayaa xayiraadda Fiisaha ka qaadday Baasaboorka Soomaaliya kaddib markii go\u2019aankaas uu ku dhawaaqday Garsoore Janet Vargas oo tallaabo sharci darro ah kana hor imaanaysa Nidaamka Federaalka ku tilmaamtay arrintaas.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Geographic Reference\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Waxa ay intaas ku dartay in markii hore go\u2019aankaan uu ku dhashay siyaasad u gaar ah Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo liiska Dalalka uu u diiday Dal ku galka Dalkaas ku daray 75 Waddan oo Soomaaliya ay kamid tahay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Garsoore Janet Vargas ayaa meesha ka saartay in Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka uu leeyahay awood uu ku farageliyo Fiisaha Dalkaas cidda la siinayo ama loo diidayo, sidaas awgeed waxa ay soo jeedisay in siyaasadda iyo danaha qaranka la kala saaro.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Astronomy\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa Bishii Janaayo ee sannadkaan waxa ay joojisay in dal ku galka loogu dhufto muwaadiniinta u dhalatay Brazil, Colombia, Uruguay, Bosnia, Albania, Pakistan, Bangladesh, Soomaaliya iyo waddamo kale.<\/p>\n<p>Maamulka Donald Trump ayaa cambaarayn iyo dhaleecayn kala kulmay beegsiga uu ku hayo dalalka qaar, waxaana loogu baaqay in uu joojiyo arrimahaas oo dhibaato siyaasadeed dalkiisa ku ah maadaama muddo xileedkaan haddii uu dhammaysto aanay markale tartami doonin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 23 2026 {CBB}Dowladda Maraykanka ayaa xayiraadda Fiisaha ka qaadday Baasaboorka Soomaaliya kaddib markii go\u2019aankaas uu ku dhawaaqday Garsoore Janet Vargas oo tallaabo sharci darro ah kana hor imaanaysa Nidaamka Federaalka ku tilmaamtay arrintaas. Waxa ay intaas ku dartay in markii hore go\u2019aankaan uu ku dhashay siyaasad u gaar ah Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13914,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13913"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13915,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13913\/revisions\/13915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}