{"id":13932,"date":"2026-08-23T12:10:20","date_gmt":"2026-08-23T12:10:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13932"},"modified":"2026-08-23T12:10:20","modified_gmt":"2026-08-23T12:10:20","slug":"dowladda-uk-oo-sheegtay-in-ay-soomaaliya-ka-taageerayso-ka-hortaga-weerarada-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13932","title":{"rendered":"Dowladda UK oo sheegtay in ay Soomaaliya ka taageerayso ka hortaga weerarada AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 23 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Geographic Reference\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amniga dalka, howlgallada socda ee ka dhanka ah AS iyo taageerad dib u dhiska Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasiirka iyo Danjiraha ayaa sidoo kale ka wada hadlay mowduucyo kala duwan iyo xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga, looga hortago weerarada AS.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Astronomy\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa Dowladda UK uga mahadceliyey taageerada iyo garab-istaagga ay siiso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ku soo aadaya xilli Dhaqaale la\u2019aan ay wajahayaan Ciidamada Howlgalka AUSSOM, isla markaasna ay Askarta Soomaalida isku diyaarinayaan la wareegida mas\u2019uuliyadda Amniga Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 23 2026 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amniga dalka, howlgallada socda ee ka dhanka ah AS iyo taageerad dib u dhiska Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13933,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13934,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13932\/revisions\/13934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}