{"id":13940,"date":"2026-08-24T08:52:45","date_gmt":"2026-08-24T08:52:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13940"},"modified":"2026-08-24T08:52:45","modified_gmt":"2026-08-24T08:52:45","slug":"kenya-oo-hoos-u-dhigaysa-qiimaha-gallayda-bacriminta-beeraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13940","title":{"rendered":"Kenya oo hoos u dhigaysa qiimaha Gallayda &#038; Bacriminta Beeraha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isiin 24 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa sheegay in Dowladdiisa ay taagaarayso beeralayda gaar ahaan kuwa soosaara Gallayda iyo kuwa iibiya bacriminta si loo kordhiyo fursadaha iibsiga suuqyada Dalkaas sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Astronomy\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>William Ruto ayaa tilmaamay in 50% laga jarayo qiimaha la iibsado Gallayda, waxaana uu intaas ku daray in Dowladdiisa ay garab istaag u muujinayso Beeraleyda si ay u helaan dhaqaalaha ay u baahan yihiin isla markaana dadkana u iibsadaan waxsoosaarkooda.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Politics\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Qiima dhimistaan waxa ay billaabanaysa bisha soo socota ee September, waxaana howshaan loo xilsaaray guddi si gaar ah u saldhiga qorshahaas sida ay ku warrameen mas\u2019uuliyiin katirsan Madaxtooyada Madaxweyne Ruto.<\/p>\n<p>Tani waxa ay fursad u tahay dadka beeralayda ah iyo kuwa soo iibsada qalabka loo adeegsado Beeraha iyo dawooyinka lagu bacrimiyo, waxaana socda dedaallo Xukuumadda William Ruto ay xoogga ku saarayso waxsoosaarka Dhulka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isiin 24 2026 {CBB}Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa sheegay in Dowladdiisa ay taagaarayso beeralayda gaar ahaan kuwa soosaara Gallayda iyo kuwa iibiya bacriminta si loo kordhiyo fursadaha iibsiga suuqyada Dalkaas sida uu hadalka u dhigay. William Ruto ayaa tilmaamay in 50% laga jarayo qiimaha la iibsado Gallayda, waxaana uu intaas ku daray in Dowladdiisa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13941,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13942,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13940\/revisions\/13942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}