{"id":13959,"date":"2026-08-25T09:47:30","date_gmt":"2026-08-25T09:47:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13959"},"modified":"2026-08-27T09:49:39","modified_gmt":"2026-08-27T09:49:39","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-la-kulmay-safiirka-jabuuti-u-fadhiyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13959","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo La kulmay Safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 24 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Dalka aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Dalkeena Danjire Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle, waxaana safiirka ugu horreyn uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyey xilka Guddoomiyaha Golaha, wuxuuna Alle uga baryey inuu u fududeeyo gudashada mas\u2019uuliyadda culus ee loo doortay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha Jabuuti u fadhiya Soomaaliya ayaa ka wada hadlay xoojinya iyo dardargelinta xiriirka laba dal ee walaalaha ah Soomaaliya iyo Jabuuti.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa dalka aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti uga mahadceliyey kaalintii walaaltinimo ee ay ka qaadatay dib u dhiska dowladnimada Soomaaliyeed iyo sidoo kale garab istaageeda dadka Soomaaliyeed iyo dowladooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 24 Aug 2026 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Dalka aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Dalkeena Danjire Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle, waxaana safiirka ugu horreyn uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyey xilka Guddoomiyaha Golaha, wuxuuna Alle uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13960,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13959"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13962,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13959\/revisions\/13962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}