{"id":13984,"date":"2026-08-28T07:53:49","date_gmt":"2026-08-28T07:53:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13984"},"modified":"2026-08-29T07:56:30","modified_gmt":"2026-08-29T07:56:30","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-ciidamo-cusub-ku-tababareyso-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13984","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Cusub ku tababareyso Gobolka Bakool."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 27 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada ka socda deegaannada Maamulkaas.Choosing Stargazing Telescopes<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa booqday Xeradaan iyaga oo kormeeray goobaha ay ku tababaraan &amp; Qalabka ciidan ee lagu tababarayo, waxaana ay warbixinno ka dhagaysteen Macallimiinta ciidamadaas tababarka siinaya.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarinaysa Ciidamada Xoogga Dalka, ujeedka waa in ciidamadaas ay isu diyaariyaan mas\u2019uuliyadda la wareegista Amniga Dalka maadaama Midowga Afrika uu dhowaan sheegay in uu gacanta u galiyo mas\u2019uuliyaddaas Amni.Exploring African Heritage<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bishaan tababar ugu soo celiyay ciidamo lagu tababaray deegaanka Xananbuure Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 27 Aug 2026 {CBB}Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada ka socda deegaannada Maamulkaas.Choosing Stargazing Telescopes Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa booqday Xeradaan iyaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13985,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13984","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13986,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13984\/revisions\/13986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}