{"id":13994,"date":"2026-08-29T08:30:33","date_gmt":"2026-08-29T08:30:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13994"},"modified":"2026-08-29T08:30:33","modified_gmt":"2026-08-29T08:30:33","slug":"iran-oo-hanjabaad-u-dirtay-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13994","title":{"rendered":"Iran oo hanjabaad u dirtay Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 29 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Cabbaas Araqchi, ayaa sheegay in haddii dagaalku sii socdo, ciidamada Iiraan ay beegsan doonaan \u201cbartilmaameed kasta oo Maraykan ah oo gobolka ku yaalla\u201d, laga bilaabo saldhigyada iyo xarumaha milatari ilaa goobaha ay ciidamada Maraykanku ku urursan yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Araqchi ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu la yeeshay martida ka qaybgashay Shirka Caalamiga ah ee Midnimada Islaamka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Iiraan ay hore ugu wargelisay dalalka gobolka in haddii Maraykanku weerar ku qaado Iiraan, saldhigyada iyo bartilmaameedyada Maraykanka ee gobolka ay wajihi doonaan jawaab militari oo ka timaadda Iiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa uu weerarrada Maraykanka iyo Israa\u2019iil ee Iiraan ku tilmaamay \u201cgardarro aan sharci ahayn\u201d, halka weerarrada Iiraan uu ku tilmaamay \u201cis-difaac sharci ah\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Araqchi waxa uu sheegay in dagaalkii dhowaan dhacay uu muujiyay in dalalka gobolka aysan ku tiirsanaan karin Maraykanka si uu ammaankooda u ilaaliyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in awoodda gantaallada Iiraan ay \u201csi wanaagsan uga gudubtay imtixaankeedii\u201d dagaalkii dhowaan dhacay, isagoo ku andacooday in Maraykanka iyo Israa\u2019iil ay awoodi waayeen inay ka hortagaan gantaallada Iiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qayb kale oo ka mid ah khudbaddiisa, Araqchi wuxuu sheegay in Iiraan ay doonayso xiriir wanaagsan oo ay la yeelato dalalka Islaamka iyo dalalka ay deriska yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hadda aysan jirin \u201cwax sabab ah oo khilaaf keenta\u201d oo u dhexeeya Iiraan iyo Masar, isla markaana Tehran ay diyaar u tahay inay dib u soo celiso xiriirka labada dal marka Qaahira ay diyaar noqoto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay in Iiraan ay doonayso xiriir wanaagsan oo ay la yeelato dowladda Lubnaan iyo kooxaha kala duwan ee dalkaas, inkastoo Tehran aysan ku qanacsanayn qaar ka mid ah siyaasadaha dowladda Lubnaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Araqchi ayaa sheegay inuu rajaynayo in Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Lubnaan ay muujiso \u201cxigmad iyo caqli dheeraad ah\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 29 Aug 2026 {CBB}Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Cabbaas Araqchi, ayaa sheegay in haddii dagaalku sii socdo, ciidamada Iiraan ay beegsan doonaan \u201cbartilmaameed kasta oo Maraykan ah oo gobolka ku yaalla\u201d, laga bilaabo saldhigyada iyo xarumaha milatari ilaa goobaha ay ciidamada Maraykanku ku urursan yihiin. &nbsp; Araqchi ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu la yeeshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13995,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13994"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13997,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13994\/revisions\/13997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}