{"id":14011,"date":"2026-08-30T08:27:59","date_gmt":"2026-08-30T08:27:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14011"},"modified":"2026-08-30T08:27:59","modified_gmt":"2026-08-30T08:27:59","slug":"puntland-oo-war-ka-soo-saartay-siidaynta-markabka-mv-lutuf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14011","title":{"rendered":"Puntland oo war ka soo saartay siidaynta markabka MV LUTUF"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 30 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u sheegtay in Markabka\u00a0MV LUTUF\u00a0iyo shaqaalihii la socday, oo burcad-badeeddu ku qabsadeen xeebaha Puntland 17-kii Agoosto 2026, lagu sii daayay kadib markii la bixiyay\u00a0lacag madax-furasho ah, iyadoo meesha ka saartay wararka sheegayay in markabka lagu soo furtay howlgal milatari.<\/p>\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in xogta ay heshay ay muujinayso in mas\u2019uuliyiin ka tirsan\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Turkiga\u00a0ay bixiyeen lacagtii madax-furashada, iyadoo si adag u cambaarayeay tallaabadaas, xustayna in bixinta madax-furashadu ay dhiirrigelin karto burcad-badeedda iyo afduubka maraakiibta.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Puntland waxay sidoo kale sheegtay in dhacdadii lagu tilmaamay duqeyn ka dhacday xeebaha\u00a0Garmaal iyo Jiifle\u00a018-kii iyo 20-kii Agoosto aysan ahayn howlgal lagu soo furtay MV LUTUF. Sida ay Wasaaraddu sheegtay, weerarradaasi waxay sababeen dhimashada dhowr qof oo burcad-badeed ah, balse\u00a0markabka iyo shaqaalihiisa waxaa la sii daayay kadib madax-furasho, iyadoo ay burcaddu markii dambe isaga tageen markabka.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka badda Turkiga oo iskaashi la sameeyay ciidanka xoogga dalka ay soo furteen markabka MV Lutuf oo koox burcad-badeed ah ku haysatay deegaanka Jiifle ee gobolka Nugaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 30 Aug 2026 {CBB}Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u sheegtay in Markabka\u00a0MV LUTUF\u00a0iyo shaqaalihii la socday, oo burcad-badeeddu ku qabsadeen xeebaha Puntland 17-kii Agoosto 2026, lagu sii daayay kadib markii la bixiyay\u00a0lacag madax-furasho ah, iyadoo meesha ka saartay wararka sheegayay in markabka lagu soo furtay howlgal milatari. Wasaaradda Amniga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14012,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14011","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14011"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14013,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14011\/revisions\/14013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}