{"id":14017,"date":"2026-08-30T08:33:22","date_gmt":"2026-08-30T08:33:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14017"},"modified":"2026-08-30T08:33:22","modified_gmt":"2026-08-30T08:33:22","slug":"sacuudiga-oo-soomaaliya-dib-ugu-soo-celiyay-qaxooti-soomaali-ah-oo-yemen-ku-noolaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14017","title":{"rendered":"Sacuudiga oo Soomaaliya dib ugu soo celiyay qaxooti Soomaali ah oo Yemen ku noolaa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 30 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Xarunta Gargaarka iyo Gurmadka Boqor Salmaan (KSrelief) ayaa Soomaaliya dib ugu soo celisay 154 qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa Yemen, iyadoo dib-u-soo-celinta laga fuliyay Garoonka Caalamiga ah ee Cadan.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Booking Historical Guided Tours\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Howlgalkan ayaa waxaa KSrelief kala shaqeysay Hay\u2019adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR), waxaana uu qeyb ka yahay barnaamij bani\u2019aadantinimo iyo ilaalin ah oo lagu taageerayo qaxootiga iyo dadka ay saameeyeen xaaladaha adag ee Yemen.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wakiilka UNHCR ee Yemen, Armen Yedgaryan, ayaa u mahaceliyay KSrelief dadaallada ay ku bixisay fududeynta hannaanka iyo diyaarinta habraacyada lagama maarmaanka u ah in qaxootigu si ikhtiyaari ah ugu laabtaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dib-u-soo-celinta 154-ka qaxooti ah ayaa qeyb ka ah barnaamijyo gargaar iyo bani\u2019aadantinimo oo si joogto ah uga socda Yemen, kuwaas oo loogu talagalay in lagu taageero dadka nugul iyo bulshooyinka ay saameeyeen xaaladaha bani\u2019aadantinimo.<\/p>\n<p>KSrelief ayaa sheegtay in howlgalka uu muujinayo doorka Sacuudiga ee taageerada iyo gargaarka bani\u2019aadantinimo ee loo fidiyo dadka ay saameeyeen xaaladaha adag, iyadoo barnaamijyadaasi lagu fuliyo xarunta gargaarka ee Boqor Salmaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 30 Aug 2026 {CBB}Xarunta Gargaarka iyo Gurmadka Boqor Salmaan (KSrelief) ayaa Soomaaliya dib ugu soo celisay 154 qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa Yemen, iyadoo dib-u-soo-celinta laga fuliyay Garoonka Caalamiga ah ee Cadan. Howlgalkan ayaa waxaa KSrelief kala shaqeysay Hay\u2019adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR), waxaana uu qeyb ka yahay barnaamij bani\u2019aadantinimo iyo ilaalin ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14018,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14017"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14019,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14017\/revisions\/14019"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}