{"id":14023,"date":"2026-08-30T09:35:12","date_gmt":"2026-08-30T09:35:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14023"},"modified":"2026-08-30T09:40:48","modified_gmt":"2026-08-30T09:40:48","slug":"hoggaamiyaha-koonfur-galbeed-oo-magacaabay-afhayeen-iyo-la-taliye-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14023","title":{"rendered":"Hoggaamiyaha koonfur galbeed oo magacaabay afhayeen iyo la-taliye sare"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 30 Aug 2026 {CBB}<\/strong><strong>Baydhabo, 30 Agoosto 2026:<\/strong> Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane <strong>Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)<\/strong>, ayaa magacaabistay laba mas\u2019uul oo cusub, kuwaas oo kala ah <strong>Afhayeenka Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed<\/strong> iyo <strong>La-taliyaha Sare ee Hoggaamiyaha Dowladda ee Arrimaha Dib-u-dhiska<\/strong>.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Hoggaamiyuhu wuxuu <strong>Mudane Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Xaayow)<\/strong> u magacaabay <strong>Afhayeenka\u00a0 Koonfur Galbeed<\/strong>, halka <strong>Mudane Eng. Salah Shekh Osman<\/strong> uu u magacaabay <strong>La-taliye Sare ee Hoggaamiyaha\u00a0 Koonfur Galbeed ee Arrimaha Dib-u-dhiska<\/strong>.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Labada magacaabis ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed ee lagu xoojinayo hay\u2019adaha dowladda, horumarinta howlaha maamulka iyo dardar-gelinta qorshayaasha dib-u-dhiska iyo horumarinta deegaannada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Afhayeenka cusub ayaa qaabilsan gudbinta fariimaha rasmiga ah ee dowladda iyo xiriirka warbaahinta, halka La-taliyaha Sare ee Arrimaha Dib-u-dhiska uu ka shaqeyn doono talo-bixinta iyo horumarinta qorshayaasha la xiriira dib-u-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha deegaannada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Dowladda Koonfur Galbeed ayaa labada mas\u2019uul kula dardaarantay inay si hufan uga soo baxaan waajibaadka loo igmaday, ayna ka shaqeeyaan danta guud iyo horumarinta adeegyada bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<figure id=\"attachment_14027\" aria-describedby=\"caption-attachment-14027\" style=\"width: 300px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-14027 size-medium\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Mudane-Maxamed-Sheekh-Cabdullaahi-Xaayow-300x259.jpg\" alt=\"Mudane Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Xaayow)\" width=\"300\" height=\"259\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Mudane-Maxamed-Sheekh-Cabdullaahi-Xaayow-300x259.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Mudane-Maxamed-Sheekh-Cabdullaahi-Xaayow.jpg 481w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-14027\" class=\"wp-caption-text\"><strong>Mudane Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Xaayow)<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n<figure id=\"attachment_14028\" aria-describedby=\"caption-attachment-14028\" style=\"width: 300px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-14028 size-medium\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Mudane-Eng.-Salah-Shekh-Osman-300x300.jpg\" alt=\"Mudane Eng. Salah Shekh Osman\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Mudane-Eng.-Salah-Shekh-Osman-300x300.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Mudane-Eng.-Salah-Shekh-Osman-150x150.jpg 150w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Mudane-Eng.-Salah-Shekh-Osman-420x420.jpg 420w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Mudane-Eng.-Salah-Shekh-Osman.jpg 447w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-14028\" class=\"wp-caption-text\"><strong>Mudane Eng. Salah Shekh Osman<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 30 Aug 2026 {CBB}Baydhabo, 30 Agoosto 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magacaabistay laba mas\u2019uul oo cusub, kuwaas oo kala ah Afhayeenka Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed iyo La-taliyaha Sare ee Hoggaamiyaha Dowladda ee Arrimaha Dib-u-dhiska. Hoggaamiyuhu wuxuu Mudane Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Xaayow) u magacaabay Afhayeenka\u00a0 Koonfur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14029,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14023"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14030,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14023\/revisions\/14030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}