{"id":14052,"date":"2026-08-31T08:07:25","date_gmt":"2026-08-31T08:07:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14052"},"modified":"2026-08-31T08:07:25","modified_gmt":"2026-08-31T08:07:25","slug":"qm-oo-dfs-ka-gacansiinaysa-horumarinta-duullista-rayidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14052","title":{"rendered":"QM oo DFS ka gacansiinaysa horumarinta Duullista Rayidka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 31 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Qaramada Midoobay ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u ballanqaadday in ay ka gacansiinayso horumarinta Duullista rayidka, waxaana ay soo dhaweysay isbaddellada Dowladdu ku samaysay badqabka Garoonka iyo nabadgalyada.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Choosing Stargazing Telescopes\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Ku simaha Kaaliyaha xoghaha guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa Xafiiska Taageerrada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOS, Sadozai oo la kulantay mas\u2019uuliyiin katirsan Wasaaradda Gaadiidka iyo Duullista Hawada Soomaaliya iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Kala xog qaadasho kaddib, waxa ay diiradda saareen, Xafiiska UNSOS ayaa sheegay in uu garab taagan yahay Soomaaliya isla markaana uu ka gacansiinayo howlaha farsamo iyo tayaynta awoodda dhinaca Duullista rayidka ah.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Exploring African Heritage\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xoogga saartay Badqabka Duulista, Tayaynta garoomada Diyaaradaha iyo dhismaha Nidaam Duullimaad oo waara isla markaana waafaqsan heerarka Caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 31 Aug 2026 {CBB}Qaramada Midoobay ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u ballanqaadday in ay ka gacansiinayso horumarinta Duullista rayidka, waxaana ay soo dhaweysay isbaddellada Dowladdu ku samaysay badqabka Garoonka iyo nabadgalyada. Ku simaha Kaaliyaha xoghaha guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa Xafiiska Taageerrada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOS, Sadozai oo la kulantay mas\u2019uuliyiin katirsan Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14053,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14052","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14054,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14052\/revisions\/14054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}