{"id":14060,"date":"2026-08-31T09:19:37","date_gmt":"2026-08-31T09:19:37","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14060"},"modified":"2026-08-31T09:19:37","modified_gmt":"2026-08-31T09:19:37","slug":"soomaaliya-oo-ku-howlan-sidii-ay-ku-heli-lahayd-lacag-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14060","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ku howlan sidii ay ku heli lahayd lacag cusub"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 31 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Warbixin uu qoray Wargeyska Bussiness Insider ayaa xusay in Soomaaliya cashir ka barato dalka Zimbabwe oo bishii April ee sannadkii 2024 soo daabacay lacag cusub.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"History\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Warbixinta ayaa xuseysa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka fakireyso sidii dalka uu lacag u heli lahaa loogana gudbo Doollarka oo bulshada wax ku kala iibsato.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo ay soo xiganeyso Warbixintan ayaa sheegay in uu socdo qorshaha soo daabicida lacag cusub, balse loo baahan yahay in laga fiirsado.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Time &amp; Calendars\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Sidoo kale, warbixinta ayaa isku xireysa Soomaaliya iyo Dowladda Zimbabwe oo soo daabacatay lacag, balse dadka dalkaas ay 60% ku tiirsan yihiin Isticmaalka Lacagta Doollarka.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa ku talinaya in Dowladda Soomaaliya dajiso qorshe ay bulshada ugu wacyi galineyso Isticmaalka lacagta cusub ee ay soo wado, si looga fogaado sicir barar.<\/p>\n<p>Sannadkaan 2026 ayuu gabi ahaanba joogsaday Isticmaalka Lacagta Shilinka Soomaaliga oo muddo dheer bulshada wax ku kala iibsan jirtay iyada oo hadda wax lagu kala iibsado lacagaha teleefannada la isugu diro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 31 Aug 2026 {CBB}Warbixin uu qoray Wargeyska Bussiness Insider ayaa xusay in Soomaaliya cashir ka barato dalka Zimbabwe oo bishii April ee sannadkii 2024 soo daabacay lacag cusub. Warbixinta ayaa xuseysa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka fakireyso sidii dalka uu lacag u heli lahaa loogana gudbo Doollarka oo bulshada wax ku kala iibsato. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14061,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14060","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14060"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14062,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14060\/revisions\/14062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}