{"id":14085,"date":"2026-09-01T10:51:08","date_gmt":"2026-09-01T10:51:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14085"},"modified":"2026-09-01T10:51:08","modified_gmt":"2026-09-01T10:51:08","slug":"boosaaso-oo-lagu-qabtay-dad-ku-eedeysan-ka-ganacsiga-hubka-sharci-darrada-ah-xashiish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14085","title":{"rendered":"Boosaaso oo lagu qabtay Dad ku eedeysan ka Ganacsiga Hubka sharci darrada ah &#038; Xashiish"},"content":{"rendered":"<p><strong>Tuesday, September 1,\u00a02026 {CBB}<\/strong>Howlgallo ay Ciidamada Ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ay ka sameeyeen Magaalada Boosaaso ay kusoo qabteen Dad isugu jira Rag iyo Dumar oo ku eedeysan ka ganacsiga Hubka sharci darrada ah iyo walxaha maanka-dooriya sida Xashiishka.<\/p>\n<p>Booliiska Boosaaso ayaa sheegay in Maxkamad loo gudbin doonno Shabakaddaan oo ku eedeysan in ay dhibaato ku ahaayeen nabadgalyada maadaama\u00a0 hubka iyo xashiishka looga qaybqaadanayay waxyaabaha liddiga ku ah Nabadgalyada.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Hubka lasoo qabtay waxaa kamid ah Bam gacmeed iyada oo baaris dheeraad ah lagu hayo cidda gaysatay Magaalada Boosaaso, ujeedka hubkaas sida gaar ah looga lahaa iyo haddii ay jiraan shaqsiyaad kale oo kiiskaan ku jira oo baxsad ah.<\/p>\n<p>Gobolka Bari waxaa dhowr jeer lagu qabtay Waxlaha Maanka-dooriya sida Khamriga oo laga keenay dhinaca Itoobiya, waxaana dadkii watay la horgeeyay Maxkamadda Gobolkaas oo xukunno kala duwan ku ridday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tuesday, September 1,\u00a02026 {CBB}Howlgallo ay Ciidamada Ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ay ka sameeyeen Magaalada Boosaaso ay kusoo qabteen Dad isugu jira Rag iyo Dumar oo ku eedeysan ka ganacsiga Hubka sharci darrada ah iyo walxaha maanka-dooriya sida Xashiishka. Booliiska Boosaaso ayaa sheegay in Maxkamad loo gudbin doonno Shabakaddaan oo ku eedeysan in ay dhibaato ku ahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14086,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14085","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14085"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14087,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14085\/revisions\/14087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}