{"id":14091,"date":"2026-09-01T10:56:36","date_gmt":"2026-09-01T10:56:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14091"},"modified":"2026-09-01T10:56:36","modified_gmt":"2026-09-01T10:56:36","slug":"doorashada-galmudug-hirshabeelle-oo-hal-maalin-la-wada-qabanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14091","title":{"rendered":"Doorashada Galmudug &#038; HirShabeelle oo hal maalin la wada qabanayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Tuesday, September 1,\u00a02026 {CBB}<\/strong>Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in 30ka Bishaan ay hal maalin qaban doonnaan doorashooyin isku sidkan ee Maamullada Galmudug iyo HirShabeelle oo ka qabsoomaya 4ta gobol ee Maamulladaas.<\/p>\n<p>Doorashada Maamulka Galmudug waa mid ku celis ah maadaama horay ay u burburisay Maxkamadda Sare ee Dalka, waana mid isku sidkan oo dadku ku dooran doonnaan Xildhibaannada Maamulkaas iyo Golaha Deegaanka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Tan ka dhacaysa Maamulka HirShabeelle waxa ay ka dhigaysaa in ay noqon doonto goobtii 4aad ee Guddiga Doorashooyinka uu ka qabto, waxaana socda ololaha ururrada u diiwaangashan ee ku tartamaya kuraasta taalla Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan.<\/p>\n<p>Howlgal wadeennada Doorashooyinka ee Guddigan ayaa la faray in ay isu diyaariyaan doorashada sida in ay sii agaasimaan goobaha codbixinta, qalabka codaynta iyo waxyaabaha kale ee hoostaga shaqada loo igmaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tuesday, September 1,\u00a02026 {CBB}Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in 30ka Bishaan ay hal maalin qaban doonnaan doorashooyin isku sidkan ee Maamullada Galmudug iyo HirShabeelle oo ka qabsoomaya 4ta gobol ee Maamulladaas. Doorashada Maamulka Galmudug waa mid ku celis ah maadaama horay ay u burburisay Maxkamadda Sare ee Dalka, waana mid isku sidkan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14092,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14091","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14091"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14093,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14091\/revisions\/14093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}