{"id":14094,"date":"2026-09-01T10:59:22","date_gmt":"2026-09-01T10:59:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14094"},"modified":"2026-09-01T10:59:22","modified_gmt":"2026-09-01T10:59:22","slug":"soomaaliya-oo-noqotay-dalka-saddexaad-ee-martigeliyay-qaxootiga-itoobiyaanka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14094","title":{"rendered":"Soomaaliya oo noqotay dalka saddexaad ee martigeliyay Qaxootiga Itoobiyaanka ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Tuesday, September 1,\u00a02026 {CBB}<\/strong>Soomaaliya ayaa noqotay dalka saddexaad Afrika ee martigeliyay Qaxootiga kasoo cararay colaadda ka jirta Dalkooda sida ay ku warrameen mas\u2019uuliyiin ka shaqeeya la socodka Dadka ka barakacay Dalkaas oo Warbixin soosaaray.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Pirate prevention services\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Tirada dadka la diiwaangeliyay ayaa ah 23,645 Itoobiyaan ah kuwaas oo kasoo tallaabay xadka u dalkooda uu la wadaago Soomaaliya si ay uga fogaadaan colaadaha sokeeye ee dalkaas ka jira sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Liiska Soomaaliya ee qaabilidda Qaxootiga Itoobiyaanka ah waxaa keliya ka sarreeya Suudaan iyo Kenya oo iyanna ay tageen Dad Itoobiyaan ah oo u adkaysan waayay colaadaha aan dhammaadka lahayn sida warka lagu yiri.<\/p>\n<p>Colaadda Itoobiya ee Dowladda Federaalka iyo Ismaamullada qaarkood waxa ay sababeen Amni darro baahsan oo ugu dambayn dadkii halkaas ku noolaa ku qasbanaaday in ay naftooda kala baxsadaan goobahaas si aanay waxyeello usoo gaarin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tuesday, September 1,\u00a02026 {CBB}Soomaaliya ayaa noqotay dalka saddexaad Afrika ee martigeliyay Qaxootiga kasoo cararay colaadda ka jirta Dalkooda sida ay ku warrameen mas\u2019uuliyiin ka shaqeeya la socodka Dadka ka barakacay Dalkaas oo Warbixin soosaaray. Tirada dadka la diiwaangeliyay ayaa ah 23,645 Itoobiyaan ah kuwaas oo kasoo tallaabay xadka u dalkooda uu la wadaago Soomaaliya si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14095,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14096,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14094\/revisions\/14096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}