{"id":14124,"date":"2026-09-05T08:44:14","date_gmt":"2026-09-05T08:44:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14124"},"modified":"2026-09-05T08:44:14","modified_gmt":"2026-09-05T08:44:14","slug":"labo-qof-oo-kamid-ah-dadkii-lagu-waayay-daadadkii-nepal-oo-9-cisho-kaddib-nolol-lagu-helay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14124","title":{"rendered":"Labo qof oo kamid ah Dadkii lagu waayay Daadadkii Nepal oo 9 cisho kaddib nolol lagu helay!"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii , September 5, 2026 {CBB}<\/strong>Kooxaha Gurmadka ee loo xilsaaray raadinta dadkii lagu waayay daadadkii ku rogmaday Dalka Nepal ayaa soosaaray labo qof oo muddo 9 cisho ah ku xayirnayd god biyo mareen noqday iyaga oo nool sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Tani waxa ay dhalisay hadal hayn Bulsho isla markaana rajo gelisay qoysas horay uga quustay dadkooda oo nolol iyo geeri lagu waayay balse la xaqiiqiyay in ay daadadkii la tageen, waxaana ay dalbadeen in baaris lagu sameeyo dadkaas.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dowladda Nepal ayaa mucjiso ku tilmaamtay waxa dalkeeda ka dhacay marka la eego hal guri oo daadadka ka badbaaday, duurjoog sida maroodi badbaadiyay Dad biyaha la tagay, geedo gabbaad u noqday dad badan iyo hadda oo labo qof nolol lagu helay.<\/p>\n<p>Nepal ayaa raadinta Dadkaas la kaashatay Dalalka deriska la ah ee Shiinaha iyo Hindiya oo ku caawiyay khubarro ku takhasusay baadigoobka Dadka daadadku la tagaan iyaga oo bartilmaameed ka dhigtay meelaha biyuhu isugu tagaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii , September 5, 2026 {CBB}Kooxaha Gurmadka ee loo xilsaaray raadinta dadkii lagu waayay daadadkii ku rogmaday Dalka Nepal ayaa soosaaray labo qof oo muddo 9 cisho ah ku xayirnayd god biyo mareen noqday iyaga oo nool sida ay hadalka u dhigeen. Tani waxa ay dhalisay hadal hayn Bulsho isla markaana rajo gelisay qoysas horay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14125,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14124","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14124"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14127,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14124\/revisions\/14127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}