{"id":14173,"date":"2026-09-06T11:00:10","date_gmt":"2026-09-06T11:00:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14173"},"modified":"2026-09-06T11:00:10","modified_gmt":"2026-09-06T11:00:10","slug":"kenya-oo-xirtay-gabdho-soomaali-ah-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-dahab-ka-dhoofinayeen-dalkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14173","title":{"rendered":"Kenya oo xirtay Gabdho Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay Dahab ka dhoofinayeen Dalkeeda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad , 6, Sept 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in waaxda u qaabilsan dambiyada ay gacanta ku dhigeen Labo Gabdhood oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay si sharci darro ah waddankaas uga dhoofinayeen Dahab gaaraya 658 garaam.<\/p>\n<p>Magacyada Gabdhahaan ayaa lagu kala sheegay Shukri Cabdullaahi Maxamed iyo Farxiya Xuseen Sabriye oo 4tii September 2026 lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Kenya ayaa sheegtay in Haweenkaan ay ku safri rabeen Diyaaradda Emirates ee Isutagga Imaaraatka Carabta leeyahay oo ku wajahnayd Dubai inkasta oo aan lasii shaacin in ay halkaas ku hakan rabeen iyo in ay kasii gudbi rabeen.<\/p>\n<p>Arrintaan waxa ay daba socotaa kaddib markii Dalka Hindiya horay loogu qabtay Ganacsato u badan Soomaali oo qaarkood haysta sharciga Kenya kuwaas oo lagu qabtay Dahab ay si sharci darro ah ku gelinayeen Dalkaas iyada oo ugu dambayn maxkamad la horgeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad , 6, Sept 2026 {CBB}Dowladda Kenya ayaa sheegtay in waaxda u qaabilsan dambiyada ay gacanta ku dhigeen Labo Gabdhood oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay si sharci darro ah waddankaas uga dhoofinayeen Dahab gaaraya 658 garaam. Magacyada Gabdhahaan ayaa lagu kala sheegay Shukri Cabdullaahi Maxamed iyo Farxiya Xuseen Sabriye oo 4tii September [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14174,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14173","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14175,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14173\/revisions\/14175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}