{"id":14256,"date":"2026-09-09T07:56:47","date_gmt":"2026-09-09T07:56:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14256"},"modified":"2026-09-09T07:56:47","modified_gmt":"2026-09-09T07:56:47","slug":"ilaalada-kacaanka-iran-oo-sheegatay-inay-weerartay-maraakiib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14256","title":{"rendered":"Ilaalada Kacaanka Iran oo sheegatay inay weerartay Maraakiib"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 9, Sept 2026 {CBB}<\/strong>Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegtay in ciidamada badda ee Ilaalada Kacaanku ay weerareen \u201claba markab oo Maraykan ah iyo siddeed markab oo ah nooca qaada shidaalka\u201d, iyagoo sheegay inay waxyeello weyn gaarsiiyeen.<\/p>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Sheegashadan ayaa timid kadib weerarkii Maraykanka uu ku qaaday shan Maraakiib nooca Shidaalka ah oo Iran leedahay.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Bayaanka Ilaalada Kacaanka oo la soo saaray subaxnimadii Arbacada, 8-da Sebtembar, ayaa sidoo kale lagu sheegay in \u201c10 markab oo xadgudub sameeyay\u201d la weeraray.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Ilaalada Kacaanka ayaa sheegtay in maraakiibtaasi ay isku dayayeen inay maraan waxa ay ku tilmaantay \u201caagga mamnuuca ah ee aan ammaan ahayn\u201d ee marin-biyoodka Hormuz.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Wararkan weli si madax-bannaan looma xaqiijin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Dhanka kale, CENTCOM ayaa bayaan ay soo saartay saqdii dhexe ee Talaadada ku sheegtay in bartilmaameedsiga shanta maraakiib nooca shidaalka oo Iran leedahay ah taasi oo jawaab u ahaa weerar Iran ay ku qaaday maraakiibta dagaalka ee Maraykanka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">CENTCOM waxay sheegtay in maraakiibta Maraykanka aan waxyeello loo geysan, ayna sii wadeen hawlgalladooda.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 9, Sept 2026 {CBB}Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegtay in ciidamada badda ee Ilaalada Kacaanku ay weerareen \u201claba markab oo Maraykan ah iyo siddeed markab oo ah nooca qaada shidaalka\u201d, iyagoo sheegay inay waxyeello weyn gaarsiiyeen. Sheegashadan ayaa timid kadib weerarkii Maraykanka uu ku qaaday shan Maraakiib nooca Shidaalka ah oo Iran leedahay. Bayaanka Ilaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14257,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14258,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14256\/revisions\/14258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}