{"id":14316,"date":"2026-09-11T08:19:51","date_gmt":"2026-09-11T08:19:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14316"},"modified":"2026-09-12T09:26:25","modified_gmt":"2026-09-12T09:26:25","slug":"xuutiyiinta-yemen-oo-shaaciyay-waxa-ay-doonayaan-in-ay-ku-gaaraan-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14316","title":{"rendered":"Xuutiyiinta Yemen, oo Shaaciyay waxa ay doonayaan in ay ku gaaraan dagaalka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 10, Sab 2026 {CBB} <\/strong>Afhayeenka Xuutiyiinta Yemen, Maxamed Bukhaiti ayaa waraysi maanta la sii daayay oo uu siiyay telefishinka Ruushka ee RT, wuxuu soo bandhigay waxa u dambeeya ee ay doonayaan inay ku gaaraan dagaalka ay ka wadaan Yemen.<br \/>\nWuxuu yiri;<\/p>\n<p>\u201cUjeeddada dagaalkeenna weli waa xoreynta Yemen iyo soo celinta madax-bannaanideeda iyo qarannimadeeda, iyadoo la soo afjarayo gardarrada Sacuudiga iyo xannibaadda.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 10, Sab 2026 {CBB} Afhayeenka Xuutiyiinta Yemen, Maxamed Bukhaiti ayaa waraysi maanta la sii daayay oo uu siiyay telefishinka Ruushka ee RT, wuxuu soo bandhigay waxa u dambeeya ee ay doonayaan inay ku gaaraan dagaalka ay ka wadaan Yemen. Wuxuu yiri; \u201cUjeeddada dagaalkeenna weli waa xoreynta Yemen iyo soo celinta madax-bannaanideeda iyo qarannimadeeda, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14317,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14318,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14316\/revisions\/14318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}