{"id":14369,"date":"2026-09-13T12:23:28","date_gmt":"2026-09-13T12:23:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14369"},"modified":"2026-09-13T12:23:28","modified_gmt":"2026-09-13T12:23:28","slug":"canada-oo-xoogga-saaraysa-in-ay-yurub-la-wadaagto-xiriir-ka-madaxbannaan-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14369","title":{"rendered":"Canada oo Xoogga saaraysa in ay Yurub la wadaagto xiriir ka madaxbannaan Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 13, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Dowladda Canada ayaa doonaysa in ay dalalka Yurub la samaysato xiriir ka madaxbannaan Maraykanka maadaama muddo ay ku hoos jirtay qaanadda Ameerika oo marka cilaaqaad lala samaynayo loo tiirin jiray dhinaca Dalka deriska la ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Canada, Mark Carney ayaa sheegay in qorshaha uu ka damacsan yahay Dalalka Yurub uu yahay sida in ay ula dhaqmaan in dalkiisa uu xubin ka yahay ama ka tirsan yahay qaaraddaas sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Meelaha diiradda uu saarayo waa fududaynta Ganacsiga, Badeecadaha, shaqaalaha iyo horumarinta mashaariicda Teknoolajiyadda isla markaana Dalkiisa uu door muuqda ka qaadan doonno ku dhaqaaqista go\u2019aankaan cusub.<\/p>\n<p>Canada waxa ay is hayaan Maraykanka oo kala bar canshuur ah saaray badeecadaha Dalkaas, waxa ay khubarrada Dhaqaalaha ka digeen shaqo la\u2019aan iyo qiima beel lacageed oo ka dhaca Gobollada Dalkaas ee xiga dhinaca Maraykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 13, Sab 2026 {CBB}\u2013Dowladda Canada ayaa doonaysa in ay dalalka Yurub la samaysato xiriir ka madaxbannaan Maraykanka maadaama muddo ay ku hoos jirtay qaanadda Ameerika oo marka cilaaqaad lala samaynayo loo tiirin jiray dhinaca Dalka deriska la ah. Ra\u2019iisul Wasaaraha Canada, Mark Carney ayaa sheegay in qorshaha uu ka damacsan yahay Dalalka Yurub uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14370,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1,24],"tags":[],"class_list":["post-14369","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta","category-wareysiyada"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14371,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14369\/revisions\/14371"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}