{"id":14375,"date":"2026-09-13T12:27:00","date_gmt":"2026-09-13T12:27:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14375"},"modified":"2026-09-13T12:27:00","modified_gmt":"2026-09-13T12:27:00","slug":"scotland-wales-north-ireland-oo-madaxbannaani-ka-qaadanaya-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14375","title":{"rendered":"Scotland, Wales &#038; North Ireland oo Madaxbannaani ka qaadanaya Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 13, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Hoggaamiyeyaasha Scotland, Wales North Ireland ayaa berri oo isniin ah saxiixaya heshiis ay uga madaxbannaanayaan Boqortooyada Ingiriiska oo haatan maamul ahaan hoostaga sida ay ku warrameen saraakiil katirsan saddexdaas Dal.<\/p>\n<p>Saddexdaan Hoggaamiye ayaa horay u dhaliilay siyaasadda Boqortooyada Ingiriiska ay ku wajahday markii ay ka baxaysay Midowga Yurub isla markaana arrintaas uu ka dhashay culays siyaasadeed iyo mid dhaqaale sida ay ku doodeen.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaashu way qaadan karaan go\u2019aan balse in ay saddexdooda noqdaan dalal ka madaxbannaan boqortooyada Ingiriiska waxa ay ku noqon karaan afti dadweyne iyo siyaasad cad oo ka horraysa sida ay ku warrameen siyaasiyiinta qaarkood.<\/p>\n<p>Siyaasadda Ingiriiska ayaa noqotay mid aan fadhin maadaama dhowr Ra\u2019iisul Wasaare dalkaas uu yeeshay muddo kooban waana tan keentay in xitaa ay go\u2019aan culus ku fakiraan Wales, Scotland iyo Northern Ireland si ay siyaasaddeeda u madaxbannaanaato.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 13, Sab 2026 {CBB}\u2013Hoggaamiyeyaasha Scotland, Wales North Ireland ayaa berri oo isniin ah saxiixaya heshiis ay uga madaxbannaanayaan Boqortooyada Ingiriiska oo haatan maamul ahaan hoostaga sida ay ku warrameen saraakiil katirsan saddexdaas Dal. Saddexdaan Hoggaamiye ayaa horay u dhaliilay siyaasadda Boqortooyada Ingiriiska ay ku wajahday markii ay ka baxaysay Midowga Yurub isla markaana arrintaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14376,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14375"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14377,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14375\/revisions\/14377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}