{"id":14394,"date":"2026-09-14T09:38:07","date_gmt":"2026-09-14T09:38:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14394"},"modified":"2026-09-14T09:38:07","modified_gmt":"2026-09-14T09:38:07","slug":"qiimaha-shidaalka-muqdisho-oo-15-kordhay-xaaladda-bariga-dhexe-oo-saameyn-ku-yeelatay-suuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14394","title":{"rendered":"Qiimaha Shidaalka Muqdisho oo 15% Kordhay, Xaaladda Bariga Dhexe oo Saameyn ku Yeelatay Suuqa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 14, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Qiimaha Shidaalka ee Magaalada Muqdisho ayaa sare u kacday 15% muddo todobaad ah, sida ay Mustaqbal u xaqiijiyeen ilo kala duwan, lacagaha shidaalka la iibiyo ayaa noqotay mid ku xiran xaaladda Bariga Dhexe oo marka uu dagaal dhaco lacag ku darsanto.<\/p>\n<p>Wixii ka horreeyay todobaadkii hore hoos u dhac ayaa ku socday qiimaha shidaalka waana waqtigii ay xasiloonida ka jirtay Bariga Dhexe balse xaaladdu markii ay adkaatay ayuu markale cirka u kacay inkasta oo Naftada iyo Basiinka ay kala badan yihiin lacagaha lagu kala iibsado.<\/p>\n<p>Qiimaha shidaalka ee Magaalada Muqdisho ayaa mid aan sal fadhin maadaama marweliba uu ka kordhi karo qiimahaas hadda lagu kala iibsanayo kana hoos mari karo waa haddii xasilooni siyaasadeed ay ka dhacdo Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Weerarkii Xuutiyiintu ay ku qaadeen Xarumaha Shidaalka Sacuudiga ayaa loo arkaa sabab kale oo sii kordhin karta qiimaha Shidaalka, Suuqyada kala duwan ee Caalamka ayaa qiimo kororkaas laga dareemaya inkasta oo uusan badnayn.<\/p>\n<p>Isu milanka qiimaha shidaalka iyo xaaladda Bariga waa mid guud ahaan Caalamka ka jirta maadaama marin Hormuz uu maro 20% Shidaalka Adduunka, marka lagu jiro xaaladaha Xabbad joojinta rasmiga ah iyo marka aan dagaal dhicin qiimihiisa hoos ayuu usoo dhacaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 14, Sab 2026 {CBB}\u2013Qiimaha Shidaalka ee Magaalada Muqdisho ayaa sare u kacday 15% muddo todobaad ah, sida ay Mustaqbal u xaqiijiyeen ilo kala duwan, lacagaha shidaalka la iibiyo ayaa noqotay mid ku xiran xaaladda Bariga Dhexe oo marka uu dagaal dhaco lacag ku darsanto. Wixii ka horreeyay todobaadkii hore hoos u dhac ayaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14395,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14394","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14394"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14396,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14394\/revisions\/14396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}