{"id":1440,"date":"2024-11-26T09:06:40","date_gmt":"2024-11-26T09:06:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1440"},"modified":"2024-11-26T09:06:40","modified_gmt":"2024-11-26T09:06:40","slug":"maxaa-lagu-ansixiyay-kulankii-degdega-ahaa-ee-golaha-wasiirrada-xfs-uu-ku-yeeshay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1440","title":{"rendered":"Maxaa lagu ansixiyay kulankii degdega ahaa ee Golaha Wasiirrada XFS uu ku yeeshay Muqdisho?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado\u00a0 26, Nov 2024 {CBB}<\/strong>Kulan degdeg ah oo Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS uu ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa lagu ansixiyay heshiisyo dhowr ah oo Xukuumaddu la gashay Dalalka Qadar iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyay kulankaan, waxaana qodobada lagu ansixiyay ay kala ahaayeen:<\/p>\n<p>Hindise sharciyeedka iskaashiga\u00a0 Garsoorka Caalamiga ah, heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar oo iska kaashanaya Arrimaha Beeraha, Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Baraaraha Carruurta, iyo heshiis ku saabsan shaqo qorista shaqaalaha oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga.<\/p>\n<p>Dhanka kale, waxaa loo daadagay Amniga iyo howlgallada ka dhanka ah deegaannada ay ku sugan yihiin \u2018AS\u2019 iyada oo fadhiga Golaha Wasiirrada ugu dambeyn lagu meelmariyay heshiiska wareejinta Maxaabiista Xukuman oo ay la gashay Kuuriyada Koofureed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado\u00a0 26, Nov 2024 {CBB}Kulan degdeg ah oo Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS uu ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa lagu ansixiyay heshiisyo dhowr ah oo Xukuumaddu la gashay Dalalka Qadar iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyay kulankaan, waxaana qodobada lagu ansixiyay ay kala ahaayeen: Hindise sharciyeedka iskaashiga\u00a0 Garsoorka Caalamiga ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1441,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1440","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1440"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1443,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1440\/revisions\/1443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}