{"id":14411,"date":"2026-09-14T09:54:09","date_gmt":"2026-09-14T09:54:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14411"},"modified":"2026-09-14T09:54:09","modified_gmt":"2026-09-14T09:54:09","slug":"ciidamada-danab-oo-howlgal-ku-qabtay-xubno-k-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14411","title":{"rendered":"Ciidamada Danab oo howlgal ku qabtay xubno k tirsan Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 14, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, gaar ahaan qaybta Special-ka Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay koonfurta deegaanka Leego ee Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Intii uu howlgalka socday, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay laba xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyagoo sidoo kale ka furtay laba qori oo AK-47 ah.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Ciidamada ayaa sidoo kale howlgalka ku burburiyay goob lagu sheegay in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku diyaarin jireen walxaha qarxa.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallada qorsheysan ee ciidamada dowladda ay ka wadaan deegaannada ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo xarumaha iyo goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan.<\/p>\n<p>Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa muddooyinkii dambe door muhiim ah ka qaadanayay howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, gaar ahaan howlgalada gaarka ah ee lagu beegsanayo xubnaha iyo xarumaha kooxda.<\/p>\n<p>Ciidamada Danab ayaa sheegay inay sii wadi doonaan howlgallada lagu xaqiijinayo amniga iyo ciribtirka maleeshiyaadka Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 14, Sab 2026 {CBB}\u2013Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, gaar ahaan qaybta Special-ka Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay koonfurta deegaanka Leego ee Gobolka Baay. Intii uu howlgalka socday, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay laba xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyagoo sidoo kale ka furtay laba qori oo AK-47 ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14412,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14411"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14413,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14411\/revisions\/14413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}