{"id":14420,"date":"2026-09-15T09:31:26","date_gmt":"2026-09-15T09:31:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14420"},"modified":"2026-09-15T09:31:26","modified_gmt":"2026-09-15T09:31:26","slug":"madaxweynaha-maraykanka-oo-danjire-cusub-u-soo-magacaabay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14420","title":{"rendered":"Madaxweynaha Maraykanka oo Danjire cusub u soo magacaabay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 15, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa Danjire cusub usoo magacaabay Soomaaliya waxaana xilkaas waana Devin Kennington, waxa uu xilkaan bannaanaa tan iyo December 2025 xiligaas oo xilka ka tagay Safiirkii hore ee Dalkaas Richard H. Riley.<\/p>\n<p>Magacaabistaan ayaa mari doonta ansixinta Aqalka Senate-ka Maraykanka sida uu dhigayo Sharciga Dalkaas, marka uu helo codka kalsoonida ayuu u soo safri doonnaa Soomaaliya si uu warqadaha danjirenimo ugu wareejiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Devin Kennington waxa uu horay uga soo shaqeeyay Safaaradda Maraykanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti &amp; Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, waa shaqsi aqoon u leh howlaha diblumaasiyadda gaar ahaan geeska Afrika.<\/p>\n<p>Muddo ayuu ka tirsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka oo inta badan laga soo dhex xulo Safiirrada iyo diblumaasiyiinta Dalkaas ee loo dirsanayo Dalalka kala duwan sida horay u dhacday dhowr jeer oo hore.<\/p>\n<p>Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa dhowaan shaaciyay in uu garab taagan yahay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana uu meel fog ka istaagay qorshaha Israa\u2019iil ay ku kala qaybin rabtay Dalka iyada oo sheegtay in ay aqoonsatay qayb kamid ah Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 15, Sab 2026 {CBB}\u2013Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa Danjire cusub usoo magacaabay Soomaaliya waxaana xilkaas waana Devin Kennington, waxa uu xilkaan bannaanaa tan iyo December 2025 xiligaas oo xilka ka tagay Safiirkii hore ee Dalkaas Richard H. Riley. Magacaabistaan ayaa mari doonta ansixinta Aqalka Senate-ka Maraykanka sida uu dhigayo Sharciga Dalkaas, marka uu helo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14421,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-14420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14420"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14423,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14420\/revisions\/14423"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}