{"id":14485,"date":"2026-09-16T09:41:49","date_gmt":"2026-09-16T09:41:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14485"},"modified":"2026-09-16T09:41:49","modified_gmt":"2026-09-16T09:41:49","slug":"nisa-oo-sheegtay-in-howlgallo-ay-ka-samaysay-muqdisho-ay-ku-qabatay-xubno-katirsan-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14485","title":{"rendered":"NISA oo sheegtay in howlgallo ay ka samaysay Muqdisho ay ku qabatay Xubno katirsan AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 16, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa Magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgallo ay sheegeen in ay kusoo qabteen shabakad katirsan AS oo ka kooban 11 qof kuwaas oo abaabulayay falal xasiloonida ka dhan ah.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Hay\u2019adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkaan uu ka dhacay degmooyin katirsan Gobollada Banaadir iyo Shabelaaha Hoose gaar ahaan Daarusalaam, Garasbaaley, Kaxda, Dayniile iyo Afgooye sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_5_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>NISA ayaa intaas ku dartay in Ragga ay soo qabatay ay lasoo qabatay Gaadiid sida Mootooyin iyo Hub oo ay u adeegsan rabaan falalka ka dhanka ah Xasiloonida waa sida lagu yiri bayaanka kasoo baxay hay\u2019adda Sirdoonka Qaranka.<\/p>\n<p>Inkasta oo Magaalada Muqdisho ay xasiloon tahay haddana waxaa jira howlgallo ay si joogta ah u sameeyaan Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka kuwaas oo ay dhowr oo horay u sheegay in ay kusoo qabteen xubno katirsan AS<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 16, Sab 2026 {CBB}\u2013Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa Magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgallo ay sheegeen in ay kusoo qabteen shabakad katirsan AS oo ka kooban 11 qof kuwaas oo abaabulayay falal xasiloonida ka dhan ah. War kasoo baxay Hay\u2019adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkaan uu ka dhacay degmooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14486,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14485"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14488,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14485\/revisions\/14488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}