{"id":14493,"date":"2026-09-17T11:21:20","date_gmt":"2026-09-17T11:21:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14493"},"modified":"2026-09-17T11:21:20","modified_gmt":"2026-09-17T11:21:20","slug":"soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-weerar-xuutiyiinta-ku-qaadeen-makka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14493","title":{"rendered":"Soomaaliya oo war ka soo saartay weerar Xuutiyiinta ku qaadeen Makka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis 17, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay isku day weerar oo loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn, kaas oo lagu bartilmaameedsanayay magaalada barakeysan ee Maka Al-Mukarrama.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay dowladda Soomaaliya soo saartay ayay ku sheegtay in ciidamada difaaca cirka Sacuudiga ay qabteen drone-ka ka hor inta uusan gaarin magaalada Maka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Soomaaliya waxay sidoo kale cambaareysay weerarradii dhowaan lagu qaaday goobaha rayidka ah eegudaha Boqortooyada Sacuudiga<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay garab taagan tahay Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo muujisay taageero ay u hayso Sacuudiga oo uu hoggaamiyo Boqorka ahna Ilaaliyaha Labada Masjid ee Barakeysan.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay sidoo kale xaqiijisay inay aqoonsan tahay xaqa Sacuudiga u leeyahay inuu difaaco dhulkiisa, shacabka iyo goobaha barakeysan ee Islaamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis 17, Sab 2026 {CBB}\u2013Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay isku day weerar oo loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn, kaas oo lagu bartilmaameedsanayay magaalada barakeysan ee Maka Al-Mukarrama. War-saxaafadeed ay dowladda Soomaaliya soo saartay ayay ku sheegtay in ciidamada difaaca cirka Sacuudiga ay qabteen drone-ka ka hor inta uusan gaarin magaalada Maka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14494,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14495,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14493\/revisions\/14495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}