{"id":14499,"date":"2026-09-17T11:25:09","date_gmt":"2026-09-17T11:25:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14499"},"modified":"2026-09-17T11:25:09","modified_gmt":"2026-09-17T11:25:09","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgallo-ka-sameeyay-deegaannada-xiriiriya-gobollada-baay-iyo-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14499","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka sameeyay deegaannada xiriiriya gobollada Baay iyo Shabeellada Hoose"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis 17, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay Militeriga Soomaaliya gaar ahaan Ciidamada Danab ka fuliyeen\u00a0deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<div><\/div>\n<div>War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Militeriga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada ay wadada isku xirta gobollada Baay iyo Shabeellada Hoose ay ka saareen Miinooyin ay ku aaseen AS.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale, Ciidamada ayaa howlgalka ku qabtay xubno ka tirsan AS oo la sheegay in la qabtay intii uu socday howlgalkan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ugu dambeyn, Ciidamada ayaa xaqiijiyay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah AS ee ay ka wadaan wadada xiriira gobollada Shabeellada Hoose iyo Baay.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Maalmihii la soo dhaafay Ciidamada Xoogga ayaa xoojiyay howlgallo ka dhan ah AS ee ka socda gobollada Dowlad gobolleedka Koofur Galbeed.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis 17, Sab 2026 {CBB}\u2013Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay Militeriga Soomaaliya gaar ahaan Ciidamada Danab ka fuliyeen\u00a0deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Militeriga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada ay wadada isku xirta gobollada Baay iyo Shabeellada Hoose ay ka saareen Miinooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14500,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14499","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14499"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14502,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14499\/revisions\/14502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14500"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}