{"id":14540,"date":"2026-09-18T09:14:32","date_gmt":"2026-09-18T09:14:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14540"},"modified":"2026-09-19T09:17:10","modified_gmt":"2026-09-19T09:17:10","slug":"ninkii-dareeraha-ku-beegsaday-ilhaan-cumar-oo-la-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14540","title":{"rendered":"Ninkii Dareeraha ku beegsaday Ilhaan Cumar oo la xukumay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 18, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Anthony James Kazmierczak oo ah 55 jir ah ayaa 27kii janaayo 2026 waxa uu dareere ku beegsaday Xildhibaan Ilhaan Cumar iyada oo tan iyo xiligaas baaris lagu hayay waxaana ugu dambayn la horgeeyay Maxkamad taasi oo ku xukunta 14 bil oo xabsi ah.<\/p>\n<p>James ayaa Maxkamadda kahor qirtay in uu ku dhacay dambiga lagu soo eedeeyay oo ah in uu si ula kac ah u bartilmaameedsaday mas\u2019uul Dowladeed, waxaana uu sababta uu weerarkaas ugu gaystay Ilhaan Cumar uu ku sheegay kala aragti duwanaan Siyaasadeed darteed.<\/p>\n<p>Dareeraha uu ku buufiyay Ilhaan Cumar oo la baaray ayaa lagu sheegay in uu ahaa Dhacaanka Tufaaxa waxaana meeesha laga saaray in walaxdaas dareeraha ah ay ahayd Sun iyo in ay usoo dhiibeen xubno katirsan Xisbiga Madaxweyne Donald Trump oo ay Xildhibaannadu is hayaan.<\/p>\n<p>Xildhibaan Ilhaan Cumar kama aysan qaybgalin fadhiga Maxkamadda, markii xukunka uu dhacay kaddib ayay soo dhaweysay go\u2019aanka Maxkamadeed iyada oo bogaadisay in marweliba gacanta sharciga ay sarreyso oo laga hortago dadka lamidka ah Anthony James.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa Ilhaan Cumar lagu amaanay sida ay uga falcelisay markii la weeraray iyada oo gacanta Hay\u2019adaha Ammaanka u daysay kiiskaan kuwaas oo xabsiga Dhigay ugu dambayn ka gudbiyay dacwadda sababta u noqotay in la xukumo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 18, Sab 2026 {CBB}\u2013Anthony James Kazmierczak oo ah 55 jir ah ayaa 27kii janaayo 2026 waxa uu dareere ku beegsaday Xildhibaan Ilhaan Cumar iyada oo tan iyo xiligaas baaris lagu hayay waxaana ugu dambayn la horgeeyay Maxkamad taasi oo ku xukunta 14 bil oo xabsi ah. James ayaa Maxkamadda kahor qirtay in uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14541,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14542,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14540\/revisions\/14542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}