{"id":14543,"date":"2026-09-18T09:17:28","date_gmt":"2026-09-18T09:17:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14543"},"modified":"2026-09-19T09:18:55","modified_gmt":"2026-09-19T09:18:55","slug":"interpol-oo-garaadka-macmalka-ah-ee-ai-u-adeegsatay-sawirrada-ajaanib-la-baadigoobayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=14543","title":{"rendered":"INTERPOL oo garaadka macmalka ah ee AI u adeegsatay sawirrada Ajaanib la baadigoobayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 18, Sab 2026 {CBB}\u2013<\/strong>Booliiska INTERPOL ayaa soo bandhigay xog baariseed ay iska kaashadeen 11 Dal oo kamid ah Dalalka xubnaha ka ah Booliiskaas oo raadraac garaadka macmalka ah ku sameeyay sawirrada 126 qof oo ah ajaanib ku eedeysan in ay yihiin Dad la raadinayo balse is qariyay.<\/p>\n<p>Xogtaan waxaa loo adeegsaday Garaadka macmalka ah ee AI waxaana loo bandhigay 100 kun oo sawir si loo helo xog la isku halayn karo ugana soo dhex saarro 126ka qof ee sawirradooda lagu dhex qariyay sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>28 sarkaal oo ku takhasustay adeegsiga aaladdaan ayaa ku kulmay Magaalada Tunis ee Caasimadda Dalka Tunisia ee dhacda Waqooyiga Qaaradda Afrika, howlgalkaan loogu magac daray Shams II ayaa lagu ogaaday macluumaadkaan.<\/p>\n<p><strong>Dalalka howlgalkaan iska kaashaday ee 11ka ah ayaa kala ah<\/strong>:<\/p>\n<p>C\u00f4te d\u2019Ivoire, Ghana, Iraq, Kenya, Malaysia, Nigeria, Philippines, Qatar, Tajikistan, Tunisa &amp; Uzbekistan waxaana natiijo baarista AI lagu sii hubiyay Hannaanka Aqoonsiga Wajiga ee INTERPOL ee (Facial Recognition System).<\/p>\n<p>Mar\u00eda Carmen Mu\u00f1oz Gonz\u00e1lez, oo ah Agaasimaha La-dagaallanka Argagixisada ee INTERPOL ayaa sheegtay in howlgalka uu muujiyay awoodda ka dhalan karta marka la isku daro iskaashiga hay\u2019adaha ammaanka ee dalalka kala duwan iyo adeegsiga AI si masuuliyad leh<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 18, Sab 2026 {CBB}\u2013Booliiska INTERPOL ayaa soo bandhigay xog baariseed ay iska kaashadeen 11 Dal oo kamid ah Dalalka xubnaha ka ah Booliiskaas oo raadraac garaadka macmalka ah ku sameeyay sawirrada 126 qof oo ah ajaanib ku eedeysan in ay yihiin Dad la raadinayo balse is qariyay. Xogtaan waxaa loo adeegsaday Garaadka macmalka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":14544,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14545,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14543\/revisions\/14545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}