{"id":1455,"date":"2024-11-27T06:52:47","date_gmt":"2024-11-27T06:52:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1455"},"modified":"2024-11-27T06:52:47","modified_gmt":"2024-11-27T06:52:47","slug":"golaha-wasiirrada-xfs-oo-ansixyay-guddiga-madaxabannaan-ee-doorashooyinka-soohdimaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1455","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada XFS oo ansixyay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka &#038; Soohdimaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 27, Nov 2024 {CBB}<\/strong>Kulan degdeg ah oo Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxa uu ku ansixiyay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha oo ka kooban 18 xubnood.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulanka ayaa xubnaha Guddiga faray in ay ka shaqeeyaan maamulidda doorashooyinka heerarka kala duwan ee dalka iyo in ay hirgeliyaan doorashooyin qof iyo cod ah oo lagu heshiiyay.<\/p>\n<p><strong>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Xubnaha guddigaan ayaa kala ah<\/strong>:<\/p>\n<p>1) Cabdikariim Axmed Xassan<\/p>\n<p>2) Saadiq Abshir Garaad<\/p>\n<p>3) Avv. Maxamed Cabdiraxmaan Aadan<\/p>\n<p>4) Yusuf Cabdiqaadir Maxamed-Baafo<\/p>\n<p>5) Cumar Abuukar Cumar<\/p>\n<p>6) Farxiyo Maxamed Yusuf<\/p>\n<p>7) Dr. Cumar Jamac Maxamed<\/p>\n<p>8 )Faarax Cabdi Xasan<\/p>\n<p>9) Sahro Diiriye Muuse<\/p>\n<p>10) Cabdullahi Salaad Yaroow<\/p>\n<p>11) Maxamed Amiin Xasan Cabdullahi<\/p>\n<p>12) Cabdi Cadow Maxamed<\/p>\n<p>13) Cabdishakuur Abiib Haayir<\/p>\n<p>14) Khaalid Ibrahim Ismaaciil<\/p>\n<p>15) Aamina Sh. Cusmaan Maxamed<\/p>\n<p>16) Naasir Maxamed Shire<\/p>\n<p>17) Cabdiraxiim Cabdillahi Shaafici<\/p>\n<p>18) Maxamed Cumar Ismaciil<\/p>\n<p>Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diiradda saareyso sidii loo gaari lahaa doorasho qof iyo cod ah, dhismaha xubnaha guddiyada muhiimka u ah iyo diyaarinta xeerarka lagu hayo ayay ka shaqeyneysaa sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 27, Nov 2024 {CBB}Kulan degdeg ah oo Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxa uu ku ansixiyay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha oo ka kooban 18 xubnood. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulanka ayaa xubnaha Guddiga faray in ay ka shaqeeyaan maamulidda doorashooyinka heerarka kala duwan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1441,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1455"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1456,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1455\/revisions\/1456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}